DEG DEG+DHAGAYSO:Buuhoodle oo hoy & wado u noqotay Ciidamada Somaliland ee firxadka ah Iyo Dagaalkii Tukaraq oo gaadhay

TUKARAQ(P-TIMES) Kadib markii uu dagaal ka dhex qarxay habeen hore ciidamada maamulka Somaliland gudahooda ayaa waxaa soo baxayey warar sheegaya in ay sii kordhayaan muddooyinkii ugu dambeeyey ciidamada ka goosanaya Somaliland iskagana baxaya jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kuwaas oo la sheegay in safar dhanka ah ay kusii maraan magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn oo ay kasii iibsadaan hubkooda xiliyada ay sii safrayaan deegaanada ay kasoo jeedaan.

Warsidaha Puntlandtimes.com oo arimahani dabagal xoogan ku sameeyey ayaa helay xoggo ramsi ah oo tibaaxaya qaababka ay ciidamada Somaliland uga baxsadaan jiidaha hore ee dagaalka iyo sidoo kale ujeedada ka dambaysa. HADABA RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO XOGGTAAS OO DHAN

HALKAN HOOSENA KA AKHRISO DAGAALKII DHEX MARAY CIIDAMADA JEEGAANTA GUDAHOODA

DEG DEG+DHAGAYSO:Dagaal culus oo ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland gudahooda & Saraakiil la goostay Gaadiid dagaal + Dhimasho Iyo Dhaawac laga soo sheegayo….

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG+DHAGAYSO:Buuhoodle oo hoy & wado u noqotay Ciidamada Somaliland ee firxadka ah Iyo Dagaalkii Tukaraq oo gaadhay

  1. 1milon puntland gudaha iyo qurbaha baa kacadgaysan tagitaanka samatar tukaraq iyo maamul xumada taariikh xumaanta harti. Waliba qurbajoogta darood oo salaanta iskaqaadiwaayay inuu anaaqsan dhulbahante iyo majeerteen.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada