DEG DEG+DHAGAYSO:Dagaal culus oo ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland gudahooda & Saraakiil la goostay Gaadiid dagaal + Dhimasho Iyo Dhaawac laga soo sheegayo….

GAROOWE(P-TIMES) Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com uu ka helayo jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal culusi uu ka dhex qarxay gudaha ciidamada maamulka Somaliland kadib markii khilaaf xoogani uu soo kala dhex galay ciidamada Somaliland. RIIX OO KA DHAGAYSO WARKAAS OO DHAN Dagaalkani ayaa la sheegay in uu sababay dhimashada sarkaal … Continue reading DEG DEG+DHAGAYSO:Dagaal culus oo ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland gudahooda & Saraakiil la goostay Gaadiid dagaal + Dhimasho Iyo Dhaawac laga soo sheegayo….