DEG DEG+DHAGEYSO: Puntland & Somaliland oo dagaal xoog leh isku diyaariyey 48 saac ee nagu soo aadan iyo Wararkii u dambeeyey

TUKARAQ(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee oo naga soo gaaraya Jiidaha dagaalka ee gobalka Sool ayaa sheegaya in ay labada dhinac ee Puntland & Somaliland kusii wadaan hubka culus, ciidamo fara badan iyo gaadiidka gaashaaman waxaana muuqata in ay hadda si buuxda ugu diyaar-garoobeen dagaal toos ah.

Wararku waxay sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay dhiilada colaadeed ee halkaas ka taagan ahayd mid sii kordhaysa, waxaana cabsida dadka deegaanku qabaan ay tahay dagaal toos ah oo bilowda, xili ay mudo bil iyo dheeraad ah labada kooxoodba hub aruursi ku jireen……RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO

 

5 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG+DHAGEYSO: Puntland & Somaliland oo dagaal xoog leh isku diyaariyey 48 saac ee nagu soo aadan iyo Wararkii u dambeeyey

  1. DAGAALKII DHACAY 15 WAXAA XAGEENA SOOMALILAND NAGAGA QABSATAY 8 TIKNIKO AH OO AY LAHAAYEEN HAL JUFO OO MAJEERTEEN AH

    WAXAA JIRTAY IN JUFADAAS DAGAALKA LOOGA BAXAY MAADAAMA CIIDAMADA PUNTLAND U KALA FADHIYAAN JUFOOYIN.

    WAXAA JIRTA IN CIIDANKA JIMCAALE AANUU DAGAALKA GELIN EE UU NAGU DAAWADAY

    DAGAALKA WAA LAGU KALA BAXAY MAANTANA. CIDA LOOGA BAXAYO AYAA LA EEGAYAA

    Reply
  2. CIIDAMADA SOOMALILAND WAA DAD KU DAGAALAMAYA MAWQIF OO MIDEYSAN,
    XAGA CIIDAN KEENU YAHAY KUWO KALA MAWQIFA OO KALA FUR FURAN,

    WALAAHAY DAGAAL AAN LA GALNO SOOMALILAND JABKA UGU WEYN BAA NAGA SOO GAADHAYA, ANIGU WAXAAN KU TALIN LAHAA, NABADA HALAGU DAYO

    MAANTA WAKHTIGII BEENTA MA JOOGNO, WAKHTIYADAN OO KALE, NINKA RUNTA SHEEGA WAA LA NECEB YAHAY.

    WAXAA XAQIIQO AH IN AAN SOOMAALILAND AAN LAGA QAADI KARIN DHULKA AY JOOGTO EE SOOL, WAAYO WAXAA LA DAGAAL GELAYA WAA DHULBAHANTE

    MAADAAMA DADKA SOOMAALILAND YIHIIN MUSLIM, SOOMAALIYA, DAGAALKOODU WAA XAARAAM
    WAXII SIYAASADA, WADA HADAL HALAGU DHAMEEYO

    DAGAAL IYO DHIMASHO INTAAS HAYNOOGA EEKAATO

    MAANTA CIIDANKA TUKARAQ JOOGAA WAA CIIDAMO BEELEEDYO AAN AMARKA QAADANIN,
    WAXAAN KA BAQAYAA IN SIDII USC AY ISKU DHACAAN, OO LA KALA SAARI WAAYO

    Reply
  3. GAAS daacad kama aha dagaalka, dadka Harti wuu lugooyay, maalintii dhowna wuxuu bilaabi musharaxiin baa dagaalkii XAGALDAACIYAY, ninka raga ah waa kii fashilkiisa jirta.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada