DEG DEG+XOG:C/weli Gaas oo safar ugu amba baxaya dalka dibeddiisa & Dagaalo ku wajahan Somaliland xili Tukaraq uu ka dhacay

GAROOWE(P-TIMES)¬†– Xoggo rasmi ah ay ka helayso Puntlandtimes.com madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas uu dhawaan safar ugu amba bixi doono dalka Belgium gaar ahaan magaalada¬†Brussels ee caasimada dalkaasi. Madaxweyne Gaas ayaa la sheegay in uu halkaasi kaga qayb gali doono shir weyne loog hadli doono … Continue reading DEG DEG+XOG:C/weli Gaas oo safar ugu amba baxaya dalka dibeddiisa & Dagaalo ku wajahan Somaliland xili Tukaraq uu ka dhacay