DHAGAYSO:Waxgarad & Odayaasha Gobolka Mudug oo war aan laga fileyn kasoo saaray Gobolka Sool iyo Xaalada deegaanka Tukaraq

Odayaasha, cuqaasha iyo nabadoonada gobolka Mudug oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa si kulul uga hadlay dagaalada kasoo cusboonaaday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool gaar ahaan booqashadii deegaankaasi ku tagay Pro Axmed Ismaaciil Samatar iyo wafti uu hogaaminayey. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO

Odayaashan ayaa si kulul uga hadlay xaalada gobolka Sool, iyagoona sheegay in aysan aqbalayn in wada hadal laga galo gobolka Sool.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada