DHAGAYSO:Weeraradii ugu cuslaa oo dhacay & Saldhigyo ciidan oo lagu garaacay Madaafiic

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan ururka Al-shabab ay hoobiyaal is xig xiga la beegsadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Kenya ku leeyihiin degmada Baardheere ee gobolkaasi Gedo.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in khasaare uu soo gaadhay askarta ciidamada Kenya hase yeeshee waxaa arrintaasi beeniyey masuuliyiinta gobolka Gedo kadib waraysi ay siiyeen warbaahinta. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA 

Leave a Comment