DAAWO:Shacabka Hargeysa oo baalasha ka rifay Muuse Biixi, Cali Khaliif & Faysal Cali Waraabe “Nin walba intuu Muqdisho tago ayuu dadka been u sheegayaa Qaranimo dambe ma jirto”

HARGEYSA(P-TIMES) – Shacab weynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay tagi taankii iyo ka qayb galkii ay ka qayb galeen shirkii Brussles hogaamiyihii hore ee Khaatumo Proff. Cali Khaliif Galaydh iyo sidoo kale Eng. Faysal Cali Waraabe ah oo gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, waxaana ay sheegeen shacabku in tagitaanka shirkaasi masuuliyiintani uu qayb ka ahaa madaxweynaha Somaliland...

WAR DEG DEG AH:Jiida Tukaraq oo xabadu ka dhacayso & Ciidamada Puntland Iyo Somaliland oo hada dagaal madaafiic ah……

GAROOWE(P-TIMES) – Wararkii ugu dambeeyey ee saaka uu ka helayo Warsidaha Puntlandtimes.com jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ku dhex maray jiidaha hore ee deegaankaasi ciidamada Puntland iyo Somaliland. Dagaalkani oo bilowmay subaxnimadii hore ee saaka ayaa waxaa la isku adeegsanayey madaafiic xoogan iyo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana...

DEG DEG: Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabanaya maanta Garoowe & Muqdisho oo uu soo marayo.

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabanaya magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, isagoo kasoo laabanaya safar uu ku gaaray dalalka Biljim & Kenya oo kula soo kulmay qaar kamid ah Jaaliyaddaha iyo daneeyasha arrimaha Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland ayaa subaxnimadii hore saaka kasoo dhoofay magaalada Nairobi, wuxuuna kusugan yahay magaalada...

DEG DEG+DAAWO:Gaadiid ay lahayd Shirkadda Somtel oo kurka laga jaray & Jabhad cusub oo kasoo shaac baxday gobolka….

CEERIGAABO(P-TIMES) – Gelinkii dambe ee shalayto waxaa kontaroolka bari ee magaalada Badhan ee bariga gobolka Sanaag koox dablay ah oo hubaysani ku qafaasheen baabuur ay leedahay Shirkadda Isgaadhsiinta Somtel kaas noociisuna ahaa Land Cruiser. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Dablaydan hubaysan ayaa sida lasheegay xilligaas baabuurkan oo halkaas shaqo u tagay iyo laba dhallinyaro ah oo watay isku...

DEG DEG:Dhimasho laga soo sheegayo magaalada Boosaaso & Shan qof oo Maydadkooda qaarkood la waayey kadib markii

GAROOWE(P-TIMES) – Ugu yaraan ilaa lix qof ayaa ku qariqmay xeebaha Puntland gaar ahaan xeebta magaalada Boosaaso kuwaas oo hal dooni ah wada saarnaa sida ay noo sheegeen masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland. Dadaalo badan oo la sameeyay kadib waxaa lagu guulaystay in la soo helo maydka hal ruux oo baddu soo tuftay, waxaana lagu ogaaday raggan in ay baddu qaaday, kadib markii...

DEG DEG:Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland oo qaybo badan gudaha loo galay & Ciidamadii ugu badnaa oo wada……

GAROOWE(P-TIMES) – Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com uu ka helayo magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sheegaya in ciidamada amaanku ay raad joogaan kooxo fad qalalo ku haya amaanka magaalada, kuwaas dhibaato xoogan ku haya shacabka isla markaasna xilliyada habeenkii ah dhac iyo boob haysta. Ciidamada ayaa sidoo kale waxa ay hawlgalo kawadaan qaybaha kala duwan ee magaalada Garoowe, waxaana...

DEG DEG:Tukaraq oo caawa xabadu afka ka bixin & Saraakiil ku dhawaaqay xaalad dagaal + Gaadiid dagaal oo Jiidaha hore…..

GAROOWE(P-TIMES) – Wararkii ugu dambeeyey ee caawa aanu ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xaalad dagaal haatan laga dareemayo deegaankaasi taas oo u dhaxaysa ciidamada Puntland iyo Somaliland. Saraakiisha ciidamada labada dhinac ayaa mid walbaaba dhankiisa hanjabaado kasoo yeedhayaan, waxaana furimaha dagaalka Tukaraq booqday taliyaha guud ee ciidamada Puntland Gen. Siciid...

DHAGAYSO:Maxaabiis Puntland u xidhnayd oo Hirshabelle ku wareejisay maamulka G. Hiiraan

MUQDISHO(P-TIMES) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa waxay ku wareejiyeen maamulka gobolka Hiiraan dhalinyaro muddo ku dhow sanad ku xirnaa magaalada Boosaaso kadib markii lagu eedeeyay in ay caawiyeen ururka Alshabaab. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO Agaasimaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Hirshabelle Maxamed Caruush Diirow ayaa sheegay in Puntland uga mahadcelinayaan sida wanaagsan ee ay u aqbaleen...

DEG DEG+DHAGAYSO:Garoowe oo waraaqo digniin ah lagu daadiyey & Shacabka oo wadnaha farta ku haya kadib markii…..

GAROOWE(P-TIMES) – Xilli qaybo kamid ah magaalada Garoowe ee caasimada Puntland lagu daadiyey waraaqo digniino ah oo ku wajahan dhanka shacabka ayaa waxaa arintaasi ka hadlay qaar kamid ah dad weynaha ku dhaqan magaalada Garoowe oo iyagu hadal haya diiwaan galin la sheegay in ay wadaan shakhsiyaad dibedda ka yimid oo faraha iyo in dhaha dadka ka qaadaya, kuwaas oo samaynaya diiwaan gelin. RIIX...

DEG DEG:Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday magaalo aan laga fileyn & Dagaal sababy khasaare xoogan oo ka dhacay….

MUQDISHO(P-TIMES) – Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ciidamo ka tirsan ururka Al Shabaab ayaa weerar culus galabnimadii maanta ku qaaday magaala xeebeedkaasi. Shabaabka weerarka qaaday oo watay Dooman ayaa waxa ay si gaar ah u weerareen Markab raashin siday, sidoo kalena Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM u siday agab Millatari. Goob joogayaal la...

Colaadii Oromada & Somalida Itoobiya oo meel xun gaadhay Iyo 200 oo qof oo Somali ah oo….

GAROOWE(P-TIMES) – Ku dhawaad 200 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku xayiran degaanka Guji oo ku yaalla Xadka ay wadaagaan Soomaalida iyo Oromadda ee dalka Itoobiya.Dadkaan ayaa kasoo barakacay degaano u dhow halka ay ku sugan yihiin ciidamada Oromadda, waxaana ay ku jiraan saldhig ay leeyihiin Ciidamada Booliska dalka Itoobiya.Dadkaan ayaa sheegay in aysan heysanin meel ay u baxaan,islamarkaana...

DEG DEG+DAAWO:M/weynaha Somaliland & Safiirka UK oo kawada hadlay xiisada Tukaraq Iyo Muuse oo Ciidamadiisa kala bixi doona qaybo kamid ah gobolka….

HARGEYSA(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in uu kulan gaar ah oo saacado badan qaatay manta Aqalka Madaxtooyada ee Somaliland looga arrimiyo ku dhexmaray Madaxweynaha maamulkaas Muuse Biixi Cabdi & Safiirka dawladda UK ee u qaabilsan arrimaha Soomaaliya David Concar, waxaana aad looga hadlay arrimaha ku saabsan dagaalada gobalka Sool, ee maamulkaas kala dhaxeeya...

DEG DEG+DAAWO:Magaalada Garoowe oo xabsiyadii buux dhaafsameen & Maxaabiistii ugu badnayd oo Ciidamada Puntland…..

GAROOWE(P-TIMES) – Xilli ay buux dhaafeen xabsiyada magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa maanta taliska qaybta ciidamada Booliska ah ee magaalada Garoowe lagu soo bandhigay maxaabiistii ugu badnayd kuwaas oo gacanta ay kusoo dhigeen ciidamada Puntland kadib markii hawlgal ay ka sameeyeen gudaha magaalada Garoowe. RIIX HALKAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

DEG DEG+DHAGAYSO:Garoowe oo war la yaab ku noqday shacabka laga soo sheegay & Hay’addo Ajaaniib ah oo ka dhex bilaabay falal naxdin galiyey dhalinyarada kadib markii……

GAROOWE(P-TIMES) – Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa kasoo dhacay war la yaab ku reebay bulshada kadib markii Hay’addo Ajaaniib ah ay ka dhex bilaabeen gudaha magaalada Garoowe qorshe naxdin ku reebay dhalinyarada Puntland ee tahriibiya iyo bulshada kale ee rajada ka leh khadadka dhoofka. Hadab riix halkan hoose oo ka dhagayso waxgarad, dhalinyaro iyo madax ka hadashay arintaasi. RIIX...

DAAWO:Danjire Keating iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Galkacyo gaadhay

GAROOWE(P-TIMES) –Taliyaha ciidamada Booliska dawlada federalka Soomaaliya Mudane  Bashiir Cabdi Maxamed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta ka degay garoonka diyaaraha ee magaalada Gaalkacyo halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland iyo Galmudug. RIIX HALKAN SI AAD U DAAWO MUUQAALKA Taliyaha socdaalkiisan gobolka Mudug ayaa salka ku hayey tacsiyeyn ku aadan weerarkii...

DEG DEG+DAAWO:Dagaalkii Tukaraq oo Daafaha u baxay & Somaliland oo Qaylo afka furatay + Ciidamada Jubbaland Iyo Koonfur Galbeed oo la sheegay in ay gudaha u galeen

GAROOWE(P-TIMES) – Qaar kamid ah saraakiisha ciidamada maamulka Soomaliland ee ku sugan jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegay in ay ciidamo ka socda maamuladda Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ay ku sugan yihiin haatan furimaha dagaalka Tukaraq si ay uga qayb qaataan dagaalka Puntland ay kala soo hor jeedo Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye. RIIX HALKAN SI AAD U DAAWO...

DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey ee Puntland, Maxaabiis lasoo qabtay, Dilal ka dhacay G. Hiiraan, Dilal dhacay, Duqaymo dad lagu laayey, Somalia & Caalamka oo dhan

GAROOWE(P-TIMES) – Dhagaystayaal waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa wararkii ugu dambeeyey ee Puntland, 25 maxaabiis ah oo ay ciidamada Puntland gacanta kusoo dhigeen, dilal ka dhacay Hiiraan iyo Banaadir, duqeymo lagu dilay 14 Qof oo isku qoys ahaa, wararkii ugu dambeeyey Somalia & Caalamka oo dhan.   RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO WARKA 

DHAGAYSO:Maxabiistii ugu badneyd oo hada Garoowe oo lagu soo bandhigay & Ciidamada Puntland oo gacanta kusoo dhigay 25 Maxbuus

GAROOWE(P-TIMES) – Wararkii ugu dambeeyey ee Warsidaha Puntlandtimes.com uu hada ka helayo Taliska ciidamada Booliska Puntland ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaalada Garoowe ay gacanta kusoo dhigeen ilaa 25 Maxaabiis ah, kadib hawlgalo ciidamadu ay ka sameeyeen xaafadaha kala duwan ee magaalada Garoowe. RIIX HALKAN SI AAD U DHAGAYSATO Saraakiisha ciidamada Puntland oo la hadlay warbaahinta...

DEG DEG+XOG:RW Khayre oo lugaha la galay Dagaalka Tukaraq & Garacad oo uu Dekadd cusub ka dhagax dhigi doono + Mowqifka Madaxweyne Gaas oo ah….

MUQDISHO(P-TIMES) –Xoggo ramsi ah oo Puntlandtimes.com ay ka helayso madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre uu 30-ka Bishani July booqasho kusoo gaadhi doono deegaanada Puntland gaar ahaan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Safarka Ra’iisal wasaare Khayre ayaa la sheegay in uu salka ku hayo arimo la xidhiidha...

WAR DEG DEG AH: Wafdi kasocda Beesha Caalamka iyo DF Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo, Ujeedada socdaalkooda.

GAALKACYO(P-TIMES) – Wafdi kasocda dawladda Faderaalka Soomaaliya iyo Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, iyagoo la kulmaya waxgaradka iyo qeybaha bulshada ee gobalkaas. Beesha Caalamka iyo dawladda faderaalka Soomaaliya ayaa dadaal xoog badan ku bixinaya arrimaha ammaanka iyo wadajirka ee magaalada Gaalkacyo. Taliyaha ciidamada...