
GAROOWE(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Garoowe, kana soo baxaya dhinaca dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa sheegaya in wafdigii Raysalwasaare Kheyre ee berri laga sugayay magaalada Garacad in ay dhagax dhigeen Dekeda magaaladaas ayaa sheegaya in uu…

HARGEYSA(P-TIMES) –Wafti isugu jira Qaraada Midoobe iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa kulan gooni gooni waxay maanta magaalada Hargeysa kula qaateen masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID IYO WADDANI. HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUUQAALKA Labada dhinac…

BUUHOODLE(P-TIMES) – Guddoomiyihii gobolka Cayn ee Puntland Maxamed Xasan Faarax oo maanta warbaahinta kula hadlayey gudaha magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii gudoomiyaha. HALKAN RIIX OO KA DAAWO MUUQAALKA Gudoomiyaha ayaa sababta uu xilka…

GAROOWE(P-TIMES) – Ra`iisulwasaaraha dawladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay magaalada Garoowe, ayaa si adag uga hadlay dagaalka Tukaraq, oo uu ku sifeeyey mid aafo ah oo ummadda Soomaaliyeed aysan u baahneyn waqtigan. Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalku wuxuu sheegay…

HARGEYSA(P-TIMES) – Wafdi ka socday Urur Gobaleedka IGAD & Qaramada Midowbay ayaa kulan saacado badan qaatay la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas oo ay kala hadleen arrimaha ku saabsan dagaalka gobalka Sool, waxaana dhinacyadu ay isla soo qaadeen…

GAROOWE(P-TIMES)- Is heysi xoog leh ayaa ka taagnaa maalmihii lasoo dhaafay dhismihii Wakaalada Biyaha Puntland ee loo yaqaano PSAWEN, ee magaalada Garoowe taas oo ka dambeysay markii ay dawladda Puntland damacday in la xaraasho goobtan oo hadda kutaala bartamaha magaalada,…

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee warsidaha Puntlandtimes.com uu ka helayo booqashadii Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya uu kusoo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sheegaya in Xasan Cali Khayre iyo qaar kamid ah xubnihiisu ay kormeer ku tageen qaar kamid ah wasaaraddaha…

GAROOWE(P-TIMES)- Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Hotel casri ah oo laga hirgaliyey gudaha magaalada Garoowe, isagoona Ra’iisal wasaare Khayre uu casho sharaf u sameeyey mid kamid ah ganacsada Puntland oo isagu…

War-murtiyeedka heshiiska Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya Iyada oo maanka lagu hayo xiriirka iyo saaxiibtinimada qotoda dheer ee labada shacab ee Ereteriya iyo Soomaaliya; Iyada oo dib loo millicsanayo xaqiiqada ah in shucuubta Soomaaliya iyo Ereteriya ay si joogta ah isu…

MUQDISHO(P-TIMES)- Xilli ay xiisad culusi taagan tahay lagana cabsi qabo dagaal qarxa ayaa waxaa madaxweynaha si toos ah loogu eedeeyey inuu joojiyey howlgallo iyo dagaal xoogan oo ay ciidamada dowladdu ku doonayeen inay ku xoreeyaan deegaamada maqan. Dhanka kalena, xildhibaanada…

GAROOWE(P-TIMES)- Ra’iisal wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya oo hada kulamo kula leh magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa dhalinyarada Puntland qaarkood u jeedinaya khudbad ku aadan dhalinyarada.

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa waxa uu sheegay in marnaba aysan wada hadal ka geli doonin dagaalka kala dhaxeeya maamulka Somaliland, kaasi oo ku aadan colaada ka taagan degaanka Tukaraq. C/wali Gaas ayaa sababta uu wada hadalka…

ASMARA(P-TIMES)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay Madaxa ugu sareeya Jamhadda u dagaalanta madax banaanida Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya Admiral Maxamed Cumar Cismaan, kaas oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada ee Asmara. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa raaligalin ka bixiyey…

GAROOWE(P-TIMES)- Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad gaar ah u jeedin doona Ardayda iyo Dhalinyaradda Jaamacaddaha Puntland oo uu kala hadlayo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dibu dhiska, Horumarka iyo yagleelida dawladnimada Soomaaliya. Ra’iisulwasaaraha oo…

GAROOWE(P-TIMES)- Xilli ay cirka isku sii shareerayaan xiisadaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland isla markaasna ay ciidamada labada dhinac isku hor fadhiyaan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa haatan ka socda deegaanada dhaca duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool…

HARGEYSA(P-TIMES)- Maamulka Somaliland oo ku doodaya weli in ay ciidamadoodu ku sugan yihiin deegaano ka tirsan Somaliland ayaa sheegay in gor gortan aysan ka galayn waxa ay ugu yeeedheen xuduudka Somaliland isla markaasna waxaa ay sheegen in aysan wax wadahadal ah…

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee Puntlandtimes.com ay ka helayso xeebaha gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo iyo diyaar garow xoogan. Dhaq dhaqaaqan ayaa waxaa loogu diyaar garoobayaa soo dhoweynta ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre…

GAROOWE(P-TIMES) – Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubnaha golihiisa wasiiradda qaar kamid ah ayaa maanta booqan doona xarumaha dawladda Puntland ee kuyaala magaalada Garoowe, isagoo xarumahaas kula kulmi doona wasiiradda dawladda iyo u adeegayaasha bulshada. Ra’iisulwasaare…

GAROOWE(P-TIMES) –Xilli ay sii xoogaysanayaan xiisadaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland isla markaasna ay dagaalo ay ku dhex mareen marar badan jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ciidamada labada dhinac, waxaa haatan socda abaabul xoogan iyo diyaar garow…

ASMARA(P-TIMES)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe qaabilay la kulmay Madaxa ugu sareeya Jamhadda u dagaalanta madax banaanida Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya Admiral Maxamed Cumar Cismaan, kaas oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada ee Asmara. Madaxweynaha Soomaaliya…