TOOS U DAAWO:- Xuska 1 Luuliyo Oo Ka Socda Garoonka Banaadir & Madaxda DFS Oo Ka Qeyb-galaysa.

MUQDISHO(P-TIMES)-Waxaa Haatan Garoonka Koonis Ee Magaalada Muqdisho Ka Socda Banaan-bax Balaaran oo ay Shacabka Muqdisho ugu Dabaal Degayaan Munaasabadda 1 Luuliyo oo ah Maalintii ay Xornimada Qaateen Gobalada Koonfureed Ee Soomaaliya, Sidoo kalena ay Midooben Gobalada Waqooyi iyo Gobalada Koonfureed ee Soomaaliya.

Munaasabadan waxaa ka Qeyb-galaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Guddoomiyaasha Baarlamaanka, Ra’iisulwasaaraha, Xubno ka socda Dowladaha Dariska ah iyo Masuuliyiin kale.

HALKAAN RIIX SI AAD TOOS UGU DAAWATO.

Leave a Comment