DHAGEYSO:- Maxaadan Ogeyn Oo Haatan Ka Socda Jiidaha Dagaalka, P-TIMES Xogihii Ugu Dambeeyay.

TUKORAQ(P-TIMES)-Wararkii ugu Dambeeyay ee ay ka Helayso PUNTLAND TIMES, aagaga ay Isku Hor-fadhiyaan Ciidamada Difaaca Puntland iyo Kuwa Somaliland ayaa Sheegaya in Xaaladu haatan ay aad u Kacsan tahay, Iyadoona Saraakiil Sare oo la Hadlay P-TIMES, ay Sheegeen inay Heleen Amaro.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO.

Halkaan Ku Qor Fikirkaada