Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Tukaraq iyo Xaaladda oo kacsan

Wararka naga soo gaaraya Jiidaha dagaalka ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in xaaladaha dagaaladaas ay hadda u muuqdaan kuwa daafaha u baxaya oo ay sheeda iska eeganayaan dhinacyadu.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada labada dhinacba ay ku durkeen jiidaha dagaalka cabsiduna ay xili kasta tahay mid sii kordhaysa.

Labada dhinacba waxay wadaam abaabul dagaal oo muuqda waxaana welwel laga qabaa dagaalo xoog leh, bacdamaa aysan jirin ama muuqan saansaan nabdeed.

Wafdi kasocda Somaliland ayaa shelay tagay Tukaraq waxay lakulmeen saraakiisha ciidamadooda oo ay kala hadleen arrimaha dagaaladan, waxaana ay aad uga wada hadleen marxaladdahan.

Abaabil ciidan ayay wadey Puntland maalmihii lasoo dhaafay kaas oo aan xog badan laga heynin ilaa hadda.

3 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Tukaraq iyo Xaaladda oo kacsan

  1. Benta dadka kadayaa puntland waa lagaga adkatay dagaalka bunbuniska iska dhafa waxba kuma hesaan majeerten munafaqat waxaan aheen kama jiraan meshaa waxaa ka muwda oolalee dorasho walahii ban ku dhartee hadaan laqabseen gorwee iska dhaafa benta iyo khayaligaa

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada