DAAWO:RW Khayre oo qaabilay Agaasimaha Arrimaha Haweenka ee Qaramada Midoobe

MUQDISHO(P-TIMES)- Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay agaasimaha arrimaha haweenka ee qaramada midoobay, Phumzile Mlambo-Ngcuka, oo markii ugu horaysay socdaal ku timid dalka Soomaaliya kadib casuumaad ay ka heshay wasaaradda haweenka iyo horumarinta…
MAQAAL:Iftiimiyihii Arrimaha Dibada Dalkeena.

Horumarinta siyaasada arimaha dibada ee wadan leeyahay, waxay garab iyo gaashaan u tahay ka dhaadhicinta iyo u ololaynta qadiyada wadankaas Waxa ay ka turjumaysaa ama fariin u tahay qaab dhismeedka iyo haykalka dawladnimo ee wadankaas ka jirta Waxay fariin iyo…
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobe ee Kofi Annan oo geeriyooday

WASHINGTON(P-TIMES)- Kofi Annan oo ahaa xoghayihii hore ee Qaramada Midoobe oo ku guuleystay abaalmarinta Nobel Peace Prize ee hawlaha bani aadamnimada ayaa ku geeriyooday da’da 80 jir goor dhow sidda ay xaqiijiyeen Diblomaasiyiin heer caalami ah. Kofi ayaa ku dhashay…