DAAWO: M/weyne kuxigeenka Puntland oo ka hadlay Dagaalka Sool, kuna dhawaaqay in ay dhaceen…

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camay wareysi uu siiyey TV-ga RTN ee fadhigiisu yahay dalka Kenya ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan Musuqmaasuqa maamulkiisa lagu haysto, gaar ahaana mashruuca uu maamulo ee JLPG-ga, Arrimaha gobalka uu ka soo jeedo ee Sool oo ay isku hayaan Puntland iyo Somaliland.

Kulamadii ugu dambeeyey ee ka dhacay magaalada Garoowe, wuxuuna si gaar ah uga hadlay kulamo ay la yeesheen IGAD, UNSOM oo looga hadlayay in laga baaqsado dagaal ka dhaca gobalka Sool…..RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO.

Leave a Comment