DAAWO: Somaliland oo ku dhawaaqday in ay weerar ku qaadayso deegaano cusub.

HARGEYSA(P-TIMES) – Wasiirka Gaashaandigga Ciise Axmed Xawar ayaa sheegey in ay tallaabo Ku habboon ka qaadayaan Col Siciid Cawil Jaamac (Caarre) oo uu sheegey in uu Jabhadeyn ka Wado meel udhow Qardho ee gobalka Karkaar ee Puntland, xoogana ay saarayan sidii ay talaabadaas u noqon lahayd sidii ay dib ugu soo celin lahaayeen ciidamadooda.

Somaliland ayaa ka welwelsan Jamhadeynta cusub ee Jen, Caare, waxaana ay sheegayaan in ay cabsi ka qabaan dagaal dhaca….RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO.

 

2 Comments

  1. Ali says:

    Somaliland kuma dhacd inay Qardh weerarto, Ciidanka PIS garaacayso. Colonel wlc qardho nin taaban karo majira. Qardho waa dhul boqrka daarood degen yahay. we wlc any one who need help.

  2. will oog says:

    Somaliland uma baahna inay qardho weerarto ee puntland hadday biloowdeeey inay taageerrto nin jabhadeeynaya oo waalan, waa in somaliland na taageertaa oo hubaysaa kooxo kasoo horjeeda puntland. ha la arko cadeey u daran tahay e. waayo puntland waxay cadeeysateey inay isku dayeeyso inay khalkhal ka abuurto somaliland dhexdeeda oo nabadeeda wax u dhinto…ha ogaadaan in somaliland sidoo kale awood u leedahay inay kooxo hubaysan oo puntland weerrara abuuri karto.

    puntland nacasnimada ha iska deyso, ninkaas na ha soo qabato oo somaliland gacanta ha u soo geliso haddii kale ta ku dhacda haddeeey dhegaha faraha gelin waayaan.

Leave a Comment