DAAWO:Dagaalkii u dhaxeeyey Caarre, Puntland & Somaliland oo sii xoogaystay Iyo Masaajidada Hargeysa oo lagaga dhawaaqay

HARGEYSA(P-TIMES)- Waxaa meel xun gaadhay siina xoogaystay dagaalkii u dhaxeeyey Jabhadda Caarre, Puntland iyo Somaliland kadib markii masaajidada magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ay ka kaceen qaar kamid ah culimada ugu waa weyn Somaliland isla markaasna ay baaqay culus u direen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo madaxdaasi maamulkaasi.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment