DAAWO:Madaxweyne C/weli Gaas oo dagaal cusub ku dhawaaqay & Ciidamada Puntland oo fariin culus loo diray kadib markii…..

GAROOWE(P-TIME)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey garoonka kubadda cagta ee magaalada Garoowe Mirre Awaare, waxaana uu madaxweynuhu ka hadlay dagaalka Puntland kula jirto Somaliland iyo kooxaha Al-shabaab iyo Daacish oo uu sheegay in Puntland iyo shacabkeedu ay u midoobeen.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment