DAAWO:Wararkii ugu dambeeyey ee JigJiga & Cabdi Maxamuud Cumar oo afgambi xoogan loo diyaariyey + Qorshe cusub oo…..

JIGJIGA(P-TIMES)-Xili maalinkii shalay ahayd ay la wareegeen guud ahaanba gacan ku haynta magaalada JigJiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Ethiopia ayaa waxaa hada socda qorshe xilka looga tuurayo madaxweynaha dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar, kadib markii ay ku kaceen kooxo mucaarad ah oo garab ka helaya dowladd Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed. RIIX HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Mid kamid ah xubnahaasi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in aysan madaxweyne u aqoonsanayn Cabdi Maxamuud Cumar, waxaana xaaladu ay haatan tahay mid culus oo cirka isku sii shareeraysa mar walba.

RIIX HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment