DAAWO+WARBIXIN: Shirka Addis iyo Xiisada Jigjiga, Xariga Cabdi M Cumar, qorshaha RW Abi ee Soomaalida

In kabadan 40 xubnood oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itooba ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa, sida ay Puntlandtimes.com  u xaqiijiyeen xubno ka tirsan golahaas.

Xisbigan oo ah midka ka arrimiya deegaanka Soomaalida ayaa maalmihii u dambeeyay ka biyo diidanaa Addis Ababa oo looga yeeray.

Arrintaas ayaa timid ka dib markii faderaalku uu la tagay madaxweynihii hore ee deegaanka oo ilaa hadda lagu hayo magaalada Addis Ababa.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO WARBIXINTII U DAMBEYSAY

 

Waxaa la xaqiijiyay in aysan la soconin Golaha dhexe saddex xubnood oo labo ka mid ah la sheegay in looga maarmi waayay in ay hawlaha dawladda sii kala wadaan.

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DAAWO+WARBIXIN: Shirka Addis iyo Xiisada Jigjiga, Xariga Cabdi M Cumar, qorshaha RW Abi ee Soomaalida

  1. Horta wlll hadad war gudbineysaa wax macqul ah keeena golah xirirka la sameyseen xagee ku argateeen waa idinka leh putlandtimes ayaa xirir la sameysay xisbig ben cad ka daaya dadka

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada