DEG DEG+DAAWO: Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo uga digay M/weyne Biixi dagaal uu la galo Puntland

HARGEYSA(P-TIMES)- Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo la hadlay mid kamid ah Warbaahinta Somaliland, ayaa markii ugu horeysay digniin kasoo saaray dagaal ay xiligan Somaliland la gasho Puntland.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

Cadami ayaa sheegay in dagaal ay waqtigan gasho Somaliland ay noqon doonto mid aysan waxba faa’iid ah ka qaadin, ayna tahay in ay joojiso dhamaan ficilada dagaal sababi kara.

Wasiirkii hore ayaa sheegay in ficilada socdaa ay dhabaha u xaari doonaan dagaal dhaca, wuxuuna cadeeyey in gudaha Somaliland ay maanta xaalad halis ah ku jirto.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

Leave a Comment