DEG DEG+DAAWO:Cali Dhaanto oo ku biiray Xiisadaha JigJiga & Muxuu ka yidhi dagaalada weli ka socda qaybo kamida ah deegaanada…

GAROOWE(P-TIMES)-Fanaanka caanka ah ee Cali Dhaanto ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xiisadaha iyo dagaalada kasii soconaya deegaano ka tirsan ismaamulka Soomaalida Ethiopia kuwaas oo dhaxeeya ciidamada dowladda federaalka Ethiopia iyo shacabka deegaanka, kadib markii ciidamada Ethiopia ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada JigJiga.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment