DEG DEG+DAAWO:Dagaalkii JigJiga oo Hargeysa gaadhay & Oromo badan oo naftoodu halis gashay kadib markii….

HARGEYSA(P-TIMES)-Waxaa sii xoogaysanaya xiisadaha iyo dagaalada weli kasii soconaya magaalooyinka is maamulka Soomaalida Ethiopia kadib markii dhawaan ciidamada dowladda federaalka Ethiopia ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada JigJiga ee caasimada ismaamulka Soomaalida Ethiopia, waxaana hada xaalku gaadhay in gudaha dalka Soomaaliya lagu bartilmaameedsado dadka Oromada, iyadoona magaalada Hargeysa ay dirqi kaga bad baadeen shacab cadhaysan muwaadiniin Oromo ah.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Hal Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG+DAAWO:Dagaalkii JigJiga oo Hargeysa gaadhay & Oromo badan oo naftoodu halis gashay kadib markii….

Halkaan Ku Qor Fikirkaada