DEG DEG+DAAWO:Deegaano ka tirsan Puntland oo dagaalkii ugu cuslaa lagaga qaadayo Somaliland & In ka badan 20 Tikniko ah oo ku sugan duleedka Qardho si ay u weeraraan….

GAROOWE(P-TIMES)- Kadib markii bilowgii sanadkani uu kasoo goostay maamulka Muuse Biixi Gen. Caarre isla markaasna uu baneeyey furimaha dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ciidamo badani ay kaga suganaayeen Gen. Caarre iyo Beeshiisuba ayaa waxaa haatan lagu soo waramayaa in uu ku sugan yahay isaga iyo ciidamadiisuba deegaano hoosta magaalada Qardho ee gobolka Kar Kaar. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Mr. Caarre ayaa ujeedkiisu uu yahay duulaan ka dhan ah ciidamada Somaliland iyo maamulka Muuse Biixi oo uu dagaal kala soo hor jeedo, waxaana xaaladu ay haatan tahay mid culus maadaama dhinacyada Somaliland iyo malayshiyaadka Caarre uu mid walbaaba ku hanjabayo dagaal ka dhan ah kan kale.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

 

11 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG+DAAWO:Deegaano ka tirsan Puntland oo dagaalkii ugu cuslaa lagaga qaadayo Somaliland & In ka badan 20 Tikniko ah oo ku sugan duleedka Qardho si ay u weeraraan….

  1. WAAR NINKAAN AAD GENERAL KU SHEEGAYSAAN WAA LIUTANANT COLONEL WUXUU U SOCDO AAN GARANAYN…BEESHIISUNA MA TAAGEERSANA NINKAAS EE WAA NIN HADDA AY PUNTLAND KU SHAQEYSANAYSO OO AY IYAKU HUBAYNAYAAN.

    BEESHIISA ANAKAA U HADLI KARA…TOLKAYONA WAANU HESHIINEY. DAWLADDA JEEGANTA MUSSE BIXI HOGAAMINAYONA WAXYAABO BADAN WAA ISKU DIIDANAHAY..DAGAALAMISE MAYNO EE WAXA AAN ISKU HAYNO WAA KA WADA HADLEEYNAA EE ANAKA KHILAAFKAYAGA PUNTLAND IYO SHISHEEYE TOONA KA FAA’IIDEYSAN MAAYAAN..ANAKA DHULBAHANTAHA AA MARBA SI UGU FAA’IIDEYSANAYSAAN MA NIHIN..WAA IDINKA SHISHEEYNAA OO IDINKA SOKEYNAA..BEESHA CAARE KA SOO JEEDAA MA AHAN MID PUNTLAND IYO CADOW KALE TOONA KALA SHAQEYN DOONTA IN SOMALILAND IYO DADKEEDA DHIB LOO GEEYSTO..EE WAA ISKA RAALI AHAAN DOONTAAN.

    CAARE TOLKIIS BAAN NAHAY AMA WUU QABSOOMI DOONAA AMA WAANU SOO XIDHXIDHI DOONAA OO GEED QUDHAANJO LEH XIDHI DOONAA..WAXAAN RUMAYSAN NAHAY IN AANU TALADA TOLKII KA WEYNEYN.

    PUNTLAND WAXAAN LEEYAHAY WAXAAD IS HAYSAAN MA AHAN ISAQ EE DAWLADDA SOMALILAND..NECBAANSHAHA IYO ISKU DIRKA AAD SOMALILAND KA WADAAN KA WAANTOOBA..WAXBAA LALA HADHAAYE

    Reply
  2. Jeegaanti now commenced terrorizing civilians through car explosive, its worth mention yesterday car explosive up to buuhoodle and killed 4 civilian.
    Kulmiye uses A form of psychological manipulation through warfare to the purpose of political and clan gains by means of deliberately creating a climate of fear amongs of specific inhabitants clans such as dhulbahante ,
    Kulmiye coercing and threaten through illegal arbitrary killings and detention

    Reply
    1. MR. CABDIKIIN

      PLEASE, FIRST CORRECTION YOUR ENGLISH MISTAKES. YOU CAN NOT USE NOW AND PAST TENSE TOGETHER. THERE IS NOTHING CALLED CAR EXPLOSIVE, COME UP WITH A BETTER WAY OF EXPLAINING WHAT HAPPENED..YOU CAN NOT WRITE QUOTE “its worth mention” ABSOLUTELY GRAMMATICALLY WRONG- DID YOU WANT TO WRITE SOMETHING LIKE “ITS WORTH MENTIONING”

      YOU TRIED HARD, BUT UNFORTUNATELY, YOUR ENGLISH NEEDS A LOT of IMPROVEMENTS.

      HALKA AAD WAQTI KAGA LUMINEYSO INAAD BARATO SIDA DADKA LOO CAAYO HAGAAJI INGIRIISIDAADA..HADDII KALE SOMALI ISTICMAAL..TALLO WANAAGSAN.

      IN CAQLIGAAGU UU LIITO OO AANU WELI KORIN WAXAA KUU CADEEYNEYSA MEEL LAGU DOODAYO BAAD U QAADATEEY IN LAYSKU CAAYAYO AMA LAGU DAGAALAMAYO..SOO KOR OO BARO SIDA LOO SAMEEYO DOOD CAAFIMAAD QABTA. MAHADSANID

      Reply
  3. HABARYOONIS WAA CUDUD SOMALILAND AMABA ISAAQ WAANA NIMAN DALKOODA AAN SHILIN SIISANAYN EE NACASIINYAHAY DAAMANKA WEYNI NINKAASU WAA HALYAY USHAQAYNAYA DALKIISA MUHIMADDIISUNA TAHAY SIR DOON.
    ALLOW YAA USHWEGA CAQLI DABATO SIDAN WAX UMA FAHMO.
    HA SUGI WAAYINA CIIDANKA QARANKA OO QARDHONA DULEEDKA UFADHIYA.
    WAAR ANNAGAA KAARTOOYINKAN DHIGNAY DABATAYAHAY.
    WAXANU KHATAR GELIN DOONNAA MAGAALO MADAXDA PL EE GAROOWE IYO MAGAALO GANACSIYEEDKA PL EE BOOSAASO EESH QIYAASAKUM.

    MA DHULLOOSKII MARBA DHINAC U YAACI JIRAAD NA MOODEEN.
    OO HORTA MA XASUUSATAAN SIDAANU CADDE MUUSE USIINNAY SALSHIG UU KAGA DUULO PL. WAAGII CABDULLAAHI YUUSUF MADAXWEYNAHA KA AHAA LKN PL BERIGAA WAXAY KU BAD-BAADDAY CABDULLAAHI YUUSUF AYAA XAGAA IYO MUQDISHO QABTAY SI UU U NOQDO MADAXWEYNAHA SOMALIA LKN WAAKII EEDAY SIDAASAANA CADDE MUUSE DAGAAL LA’AAN KU FADHIISTAY KURSIGA PL.

    HADDANA WAXAANU IDINKU SOO HUBAYNAYNAA CID KASTA OO IDINKA SOO HORJEEDA EE WAA CIDDAY U DARRAATO.

    Reply
  4. General Caare waxaa loo diray in uu soo xidho xuduuda Somaliland ee Sanaag. Wax dhibaato ah oo uu Somaliland ku hayaa ma jirto. Beridhowbay Puntland odhanaysaa yaa naga fujiya Caare ciidankii Somalilandbuu horgal u ahaa.

    Reply
  5. MR. CABDIKIIN

    PLEASE, FIRST CORRECT YOUR ENGLISH MISTAKES. YOU CAN NOT USE NOW AND PAST TENSE TOGETHER. THERE IS NOTHING CALLED CAR EXPLOSIVE, COME UP WITH A BETTER WAY OF EXPLAINING WHAT HAPPENED…YOU CAN NOT WRITE QUOTE “its worth mention” ABSOLUTELY GRAMMATICALLY WRONG- DID YOU WANT TO WRITE SOMETHING LIKE “ITS WORTH MENTIONING”

    YOU TRIED HARD, BUT UNFORTUNATELY, YOUR ENGLISH NEEDS A LOT of IMPROVEMENTS.

    HALKA AAD WAQTI KAGA LUMINEYSO INAAD BARATO SIDA DADKA LOO CAAYO HAGAAJI INGIRIISIDAADA..HADDII KALE SOMALI ISTICMAAL..TALLO WANAAGSAN.

    IN CAQLIGAAGU UU LIITO OO AANU WELI KORIN WAXAA KUU CADEEYNEYSA MEEL LAGU DOODAYO BAAD U QAADATEEY IN LAYSKU CAAYAYO AMA LAGU DAGAALAMAYO..SOO KOR OO BARO SIDA LOO SAMEEYO DOOD CAAFIMAAD QABTA. MAHADSANID

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada