DEG DEG+DAAWO:War naxdin galiyey Madaxweyne Gaas oo lagaga dhawaaqay Qardho, Waxgarad & Siyaasiyiin u sheegay Gaas in uu xilka ka dago…..

QARDHO(P-TIMES)-Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kar ayaa lagaga dhawaaqay war naxdin galiyey madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, iyadoona waxgarad iyo siyaasiyiin shir ku qabtay magaalada Qardho ay sheegeen in madaxweyne Gaas uu iskaga dago xilka madaxtinimada Puntland marka la gaadho xiliga doorashada isla markaasna aanan wax wakhti ah lagu darin xiliga doorashada madaxtinimada Puntland sanadka 2019.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

5 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG+DAAWO:War naxdin galiyey Madaxweyne Gaas oo lagaga dhawaaqay Qardho, Waxgarad & Siyaasiyiin u sheegay Gaas in uu xilka ka dago…..

  1. ADEER SHACAB BAAXAD WEYN AYAAN LA IIBSAN KARIN,LKN SIDA LA OGYAHAY PUNTLAND SHACAB WAX DOORAN MAAYAAN EE WAXA WAX DOORANAYA ASHKHAAS KU MAGACAABAN BAARLAMAAN,TIRADOODUNA TAHAY 66 XUBNOOD OO FADLAN LACAG KU SHUBO AH,OO AAN U DANAYNAYN SHACABKA MASAAKIINTA AH EE U BAAHAN HOGGAAN WANAAGSAN.
    MARKA BIYO DHACA HADALKAYGU WAXA WEEYE SIDA LA DAREEMI KARO PUNTLAND WAXA KU GUULAYSANAYA XULISTA NINKA UGU LACAG BADAN TARTAMAYAASHA XAALKUNA WAXA WEEYE(NINKII LACAG LEH AYAA WEYN).
    MARKA HADDAANU GAAS ISKII U GO’AANSAN INAANU ISU SHARIXIN XILKA TEERAM LABAAD WAY ADAGTAHAY IN LAGA GUULAYSTO,HADDAANU IMAN NIN KA JEEB BUURAN OO KA LACAG BADAN HAYSTA.
    NIN SHAN SANO URUURSANAYAY WOXOOGAAGII YARAA EE SHACABKA OO HADDA DIYAAR AH WEEYE GAAS.
    @MIDDA KALE CIDDII AAN MAXAMUUD SALEEBAAN AHAYN MEESHA WAXBA UMA YAALLAAN EE YAANAY LUGOIN BAHASHU WAA HAKBAD AY KU KALTAMAAN MAXAMUUD SALEEBAAN,DOORKANNA WAXA LA FILAYAA INAY YEESHAAN CISMAAN MAXAMUUD.
    MARKA RAJO SAA AH IYO XAMAASAD TOONA MA LEH XULASHADA LA KALA XULANAYO ILMA MAXAMUUD SULAYMAAN.
    MA BEEN BAAN SHEEGAY REER PUNTLANDOW SOO SIDAA MAAHA WAXA AAD NOO XAYAYSIINAYSAAN.
    WAR ISKU XISHOODA OO BAHASHA ISKA QURXIYA OO FAHMA XATAA HADDAAD MAJEERTEEN DHEXDIISA CADDAALAD WAX U EG KA DHIGTAAN OO KALTANKA ADEERKIIN KUSOO DARTAAN AKA CALI SULAYMAAN AYAANAY WIXIINU AMMAAN HELAYN OO WAA XULASHO REER YAR OO HARTI KA MID AH AKA MAXAMED HARTI (MAJEERTEEN).
    SU’AASHU WAXA WEEYE AAWAY DADKII KALE EE PUNTLAND WAX KA DEGI JIRAY,MISE MEESHU WAA MAJEERTEENIYA WALIBA AANU CALI SALEEBAAN KU JIRIN??????.
    MARKA SIDAA LEEYAHAY HA KU FEKERIN LABADA REER EE HARTI EE SOMALILANDERKA AH (DHULBAHANTE IYO WARSANGELI),EE WAXAN KA HADLAYAA DADKA DEGA NUGAAL,BARI,HAAF MUDUG, SIDA TANADE,DASHIISHE,CARAB SAALAX I.W.M,MISE MA GAYAAN IYAGU?.

    Reply
  2. SI FIICAN BAAD U DHIGTAY ALLAYLEHE.BAL ANNA AAN WAXOOGAA KU DARSADO.
    WAXAN KU QOSLAA MADAXDA PUNTLAND OO KU HADAAQAYA BEESHA CAALAMKU MA MAALGELINAYAAN DOORASHADA PUNTLAND SIDA SOMALILAND.
    OO MA LAYS BAR-BAR DHIGI KARAA QARANKA GAAMURAY EE SOMALILAND AYNA KU MIDAYSAN YIHIIN ISAAQ WEYNE OO DAAROOD UDHIGMA,HARTIGA SOMALILAND (DHULBAHANTE IYO WARSANGELI),SAMAROON,CIISE,FIQI-SHINNI IYO REER YAR OO HARTI AH(MAJEEETEEN) OO DHULBAHANTE KA BADAN YAHAY??????.
    ma waxaasaa beesha caalamka lala hor tagaa?.
    Midda kale dee Somaliland waa dawlad miisaaniyasdeedu gaadhay 300 milyan oo doolar iyadaana bixisay kharashkii Ku baxay doorashadii dhawayd oo milyans dollar ay Ku baxday.kkkkk
    Halka doorashada puntland ay Ku baxdo hadday u badato $200.000
    NIMANKAA QAWLALKU CADDAADAY MAALINKAASAY DHERGAAN EE MAXAAN ULA YAABAYNAA KKKKK.

    Reply
  3. Waxa la saadaaliyey, in Xitaa kuwa soo socda wax gaas dhaamaa jiri. waxaan la yaabanhay in hadba afar odey meel ka qayliyaan Hebel ha dhaco. war madaxda barlamaan baa doortey Dastuurbaa jira, kala dambeyn baa jirta. waxaan soconeyn looma baahna, Gaas wuu soo shaqeeyey, wuuna joogayaa Cadowgiis ha dhaco ayaan leeyahey. yaan la idinka faaiideysan , buuqa inaka daaya.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada