DEG DEG+DAAWO:Xaalada JigJiga oo faraha ka baxday & Qax xoogan oo hada ka socda

HARGEYSA(P-TIMES)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada JigJiga ee xarunta dowladd deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in ay xaaladu maanta kacsan tatay isla markaasna magaalada laga wada qaxay.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Halkaan Ku Qor Fikirkaada