DEG DEG+DAAWO:Xiisadihii kacdoonada JigJiga oo gudaha u galay Puntland & Itoobiyaan nafta la dhaafiyey kadib markii….

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu ku geeriyoodey nin katirsanaa qoomiyadda Oromada oo ay jirdil u geysteen dhalinyaro ka carooday falalka ay Oromadu kula kacayaan Soomaalida dalka Itoobiya. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Dhalinyarada ayaa kahor inta aysan goobta gaarin ciidanka ammaanku waxa ay iska duubeen muuqaalo kookooban oo ay ku muujinayaan dilka ninkaasi, waxaana ay ku hanjabayeen inaysan aqbali doonin dhibaatada lagu hayo Soomaalida Itoobiya.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

2 Comments

  1. will oog says:

    WAA WAX AAD LOOGA XUMAADO IN “COLD BLOODED MURDER” LAGU SAMEEYO QOF DHULKAAGA JOOGA OO MAGAN ADIGA KUU AH. TAASU WAXAY MUUJINEYSAA PUNTLAND OO AAN DADKEEDU DULQAAD LAHAYN EE U NUGUL KACDOON KU SALEYSAN ISIR. MEEDAY CAQLIGII IYO ILBAXNIMADII LAGU SHEEGI JIREEY MA BEEN BAY AHAYD.

    WAXAA KALOO II MUUQDA, SIDA AAN NABADGELYADA PUNTLAND LA ISKUGU HALAYN KARIN SIDA AY SAXAAFADDA KA SHEEGAAN..TAAS WAXAA CADEYNAYA TAN HADDA DHACDEY, WAXYAR KA HOR ODAYAAL NABADOON AH OO PUNTLAND U TEGAY SIDII AY XIISAD U DAMIN LAHAAYEEN..NAFTOODA HALIS GAROWE LAGU GELIYEY KA MARKII QORYO LOOLA BAXAY…WAXAA IYANA SII CADEEYNAYSA WILASHII DHALIYARADA AHAA EE GAROWE PASSPORTS U DOONTEEY EE LA AFDUUBEEYL….LIISKU WAA DHEER YAHAY.
    WAXYAABAHAAS WAXAA SABAB U NOQON KARA PUNTLAND OO AH MAAMUL GOBOLLEEDKA KALIYA EE ISIR AMA QABIIL KU DHISAN. TAASOO KEENAYSA IN AY ISU ARKAAN MEEL HAL ISIR LEEYAHAY DADKA INTA KALENA LAGA NECEBYAHAY.

    WAXA LOO BAHAN YAHAY IN TAAS LA BEDELO, DADKA LAGU DHIBAATEYNAYO PUNTLAND GUDDAHEEDA DAWLAD GOBOLLEEDKA PUNTLAND BAA MASSUULIYADEEDA DHABARKA U RIDANEYSA HADDII AANAY WAX KA QABAN

  2. Anonymous says:

    Well done boys, eye 4 an eye,

Leave a Comment