DEG DEG+DHAGAYSO:Beesha Caalamka oo gudaha u gashay Puntland & Somaliland + Furimaha dagaalka oo laga soo sheegayo…..

GAROOWE(P-TIMES)-Kadib markii dhawaan ay soo if baxeen warar sheegaya in xubno ka tirsan Beesha Caalamku ay wadaan dadaalo nabadeed oo xal u raadin ah xiisadaha ka aloosan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay qaar kamid ah Isimadda dhaqanka Beelaha Dhulbahante oo iyagu sheegay in dagaal ay ka xigaan xabad joojin iyo nabad dhex marta Puntland iyo Somaliland, maadaama Somaliland ay gacanta ku hayso deegaano ka tirsan Puntland oo ay iyagu leeyihiin.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

 

Leave a Comment