DEG DEG+DHAGAYSO:Dagaal ka qarxay Jiida Tukaraq & Ciidamada Somaliland oo Madaafiic isku garaacay kadib markii…

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal uu ka dhex qarxay ciidamada Somaliland gudahooda, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO 

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii uu khilaaf xoogani soo kala dhex galay ciidamada gobolka Sool iyo kuwa Beesha Isaaq ee ku sugan jiida Tukaraq, waxaana xaalku uu yahay mid xoogan sii cuslaanaya,

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA 

General Nuux Taani ayaa amar ku bixiyey in ciidamada Somaliland aysan ka bixin jiidaha Tukaraq isla markaasna ay sii xoojiyaan difaacyadooda si ay uga hor tagaan weerarada kasoo wajahaya dhinac Puntland.

 

Leave a Comment