DEG DEG+DHAGAYSO:Somaliland oo dagaal labo jiho ah kaga soo qaaday Puntland furimaha dagaalka Tukaraq Iyo Qorshihii Muuse Biixi ee Gobolka Sool oo fashilmay

GAROOWE(P-TIMES)-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar labo jiho ah oo ciidamada maamulka Somaliland ay ku soo qaadeen fadhiisimada ciidamada Puntland ay kaga sugan yihiin deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool xilli ay beesha caalamka ay tusayaan in ay nabad ka rabaan gobolka Sool.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Leave a Comment