DEG DEG+DHAGAYSO:Somaliland oo ku kacday fal argagax galiyey Soomaali oo dhan & Dagaalkii JigJiga oo sababay in Muuse Biixi albaabada u furo Qoomiyada Oromada si ay….

HARGEYSA(P-TIMES)-Waxaa soo baxaya warar sheegaya in maamuka Somaliland ay xadka ka xidhatay dadkii Soomaaliyeed ee dagaalada JigJiga kasoo barakacayay, iyadoona soo dhawaysay Oromadii dagaalku kala dhaxeeyay dadkaasi. Hadaba halkan riix oo ka dhagayso sababaha ka dambeeya arimahaasi.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO COKA

12 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DEG DEG+DHAGAYSO:Somaliland oo ku kacday fal argagax galiyey Soomaali oo dhan & Dagaalkii JigJiga oo sababay in Muuse Biixi albaabada u furo Qoomiyada Oromada si ay….

  1. SAXIIBAYAAL MEESHAAN FIDNO, RABSHO IYO DAB LA SII HURIYO LAGAMA RABO. ADINKA HADDII OROMO DAGAAL IDINKA DHEXEEYO SOMALILAND HA KULA SOO GALGALININ. DAGAALKA OROMADA IYO OGADENKA KILALKA 5AAD XAARANTA KU HAYSTEEY WAXAA BILAABAY ABDI ILEY..ISAGAA LEU BOLIS KU XASUUQEEY OROMADA SHINIILE IYO AGAGAARKOODA DEGAN. BADARKAAGA NINKII CUNEEY AA BOODBOODKIISA LAGA RABAA, IYADKU KA ISKA DHICIYAAN. SOMALILAND DHULKEEDA INAY NABAD KA DHIGTO OO CID WALBA KU BADBAADO BAY RABTAA.

    KUWAAN HADDA SOMALIYEEY NOO SOO GURMADA LEH, SOOW KUWII DADKAYAGA DHIBAY EE GUMAADEEY MA AHAN?? MAXAY ABAAL AH AMA SOMALINIMO AH OO AY HORE U SII DHIGTEEN?? OROMO SOMALILAND IYO DADKEEDA TOONA WELIGOOD DHIB UMAY GEEYSAN…SOMALIDA KILALKA 5AAD HORAANU UGU KHASAAREEY…ISUGU DEYNEEY INAAN AMXAARADA KA XOREYNO. MARKII DAMBE QAXOOTIGOODII BAABAN AMAAN KA WEYNEEY OO MAXAMED SIYAAD BARE, GANI IYO MORGAN NOO ISTICMAALEEN OO LAGU YIRI DAROD BAA TIHIIN DADKAAN BARO KICIYA GURYAHOODANA QAATA.

    WAAR SOMALILAND SOMALINIMO DIB DAMBE LOOGUMA BEERLAXOWSAN KARO..SOMALIDA AA SHEEGAYSO OROMADA IYO CIDII KALE OO LA DHAMI KARO OO NA IXTIRAAMAYSA BAA NOO DHAAMA. OROMO IYO SOMALI WAXBA MA KALA AHA WAA DAD MEEL KASOO WADA JEEDA..OROMO WAA NIMAN DIR AH OO AY SOMALIDA AA SHEEGAYSO ISKU FARAC YIHIIIN

    Reply
    1. Anonymous

      kkk. Jaajusnimo qof ku dhashaa ma jiro ee wax macquul oo lagaa aqbali karo meesha, haddi kale iska aamus. Cuqdadana iska saar. Haddii caqli lagaa waayo oo aad aflagaadadaan sii wado black list baan ku gelinayaa, mardambena ku jawaabi mahayo

      Reply
  2. Waxa meesha ku qoran iyo sida warka hadlka udhivey maba islahee maxay tahay beenta inraas le eg. War adeersyaaloe naga daaya beenta iyo Quraafaadka aad indhaha nagu xanuujiseeen

    Reply
  3. Somaliland inay shacabkeeda ugu baaqdo inay oromada nabad geliyaan macneheedu maaha inay oromo jecelyihiin,lkn taasi waxay gudbinaysaa farriin ah IN QARANKA SOMALILAND AY KA JIRTO NABAD BUUXDA,DAWLADNIMO IYO KALA DAMBAYN.
    HALKA SAWIRKA PL LAGA QAADANAYAA NOQONAYO INAY TAHAY MEEL FAWDO AH OO XATAA OROMADII AAN WAXBA HAYSAN EE REER SOMALILAND KA YAQYAQSOODAAN INAY KA BAD-BAADI WAAYEEN MAJEERTEENIYA AKA PUNTLAND.
    BAL FIIRI KUWOODII WAX BARTAY EE UMADDA AY AHAYD INAY JAHEEYAAN AYAA WAXAN QORAYA EE MAXAAD U MALAYN CAAMADOODIINA.
    CAQLI DABATO IGA DHEH.
    INTAYDAAN CAADIFAD QABYAALADEED IDIN QAADIN KA FEKERA SUMCADDA MAAMULKIINA BADOWYAHAY.
    @@WAAR NIMANKA OROMO INJIR LEH OO AAN FARAN HAYSAN BOOBAYAA SOOMAALIGANA KA WARRAN???.
    HORTA OROMADII AAD KAGA KAWAANTEEN MIYAAD QALATEEN KKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKK.
    WAXA JIRA BAYD GABAY WAA HORE BAXAY OO AH “DAAROOD SIDUU BERI AHAA LOO DAD-QALATOW”.
    BAL ILMAADEERAYAALOW BEYDKAASI MIYAANU MUUJINAYN INAY WAAGII HORE EE AANAY WAXBA HAYSAN DADKA QALAN JIREEN.SUBXAANAKA YAA CADDIIM.

    Reply
  4. Warkan ah Somaliland baa soomaalidii kasoo qaxaysay jig-jiga xadka ka xidhatayna waa been iyo dacaayad rakhiis ah.
    MA IDIN LA TAHAY QARANKA SOO DHAWEYNAYA CID KASTA OO RAFAADSAN OO AAN SOOMAALIBA AHAYN AYAA WALAALKII ALBAABKA KA XIDHANAYA?????.
    DADKII SOOMAALIYEED EE RABAY INAY QAXAAN WAXA KA HOR JOOGSADAY MILATERIGA ETHIOPIA BADOWYAHAY.

    Reply
  5. [War Deg Deg Ah:-] Milatariga Itoobiya oo Diiddan in Shacabku Jigjiga Ka Baxo, Xaaladdii Hore Oo Mid Ka Culusi Timi

    Thursday 9th August 2018 12:19:49 inWararkii Maantaby Xafiiska Hargeysa(Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 000[War Deg Deg Ah:-] Milatariga Itoobiya oo Diiddan in Shacabku Jigjiga Ka Baxo, Xaaladdii Hore Oo Mid Ka Culusi TimiJig-jiga (Karin News):- Ciidammada milatariga ee dalka Itoobiya oo maalmihii u dambeeyay gacanta ku hayayammaanka magaalada Jigjigaayaa dadka shacabka ah u diidan in ay ka baxaan magaalada, sida ay BBC-da u sheegeen dad deegaanka ku sugan oo ehelkooda laga soo celiyay duleedka magaalada.Waxaa jira warar sheegaya in dadka kali ah ee loo ogol yahay in ay magaalada ka baxaan ay yihiin dadka aan Soomaalida ahayn ee muruq maalka ka ahaa magaalada een nolosha kale ku haysanin.Waxaa furan ganacsiyo badan, waxaana la qorshaynayaa in shacabka magaaladu ay mar kale nadiifin ka bilaabaan waddooyinka magaalada.Qaar ka mid ah shacabka Soomaalida ah iyo kuwa aan Soomaalida ahayn ayaa shalay billaabayn in ay isla nadiifiyaan waddooyinka Jigjiga.Dawladda ayaa dadaal ugu jirta in ay noloshu caadi ku soo noqoto, inkastoo ay wali taagan tahay hubaanti la’aantii siyaasadeed.

    Reply
  6. TAARIIKHDU MA BUKOOTO
    TAARIIKHDU BEEN MA SHEEGTO.

    TAARIIKHDU IYADAA MARAG AH,LAGUMANA QARIN KARO BEEN IYO DACAAYAD RAKHIIS AH.

    KA BOGO QORMADAN UU QORAY YUUSUF GARAAD CUMAR AXMED EE DHACDAY SANADKII 2007-dii.

    Waxaan joogay magaalada Hargeysa 2007,markii dad tarxiil ah oo Soomaaliyeed dayaaraddii sidday ay ka degtay Gaalkacayo maaddaama uu Muqdisho berigaas dagaal ka socday. Maamulkii Puntland ee berigaasayaa u diiday in ay dayaaradda ka soo degaan dadka aan u “dhalan” Puntland.Dayaaraddii ayaa dadka lagu celiyay, aakhirkiina waxay dayaaraddii la fariisatay Hargeysa, waana loo oggolaaday in ay magaalada galaan. Isla galabtii la keenay ayaan habeenkii ku soo booqday Hoteelkii la dejiyay si aan u hubsado arrinkaas.
    Xigasho:
    Yuusuf garaad cumar.

    Reply
  7. Xaaraamidaan meesha yaa u ogolaaday inay ka biqleeyaan,Aflagaadeeyaana dhul udug iyo shacabkeeda.
    Puntlandtimes damiir laawayaal adinka ayaa dacaayadaynaaya iidoorka xunka ah si ay webkiina usoo galaan ugana caayaan dalkeena.
    Bal xaaraamigaan eeg Ku leh dabato.
    Puntland ma dhuusaad wax uga qaadin najis sayn leh.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada