DEG DEG+DHAGAYSO:Suldaanka Beesha uu kasoo jeedo Cabdi Maxamuud Cumar oo sir badan fashilay & Xaalada oo xun “6000 oo Tikniko ah, Beebayaal, Diyaaraddo dagaal iyo Hub culus ayaa lagu soo weeraray……

GAROOWE(P-TIMES)-Suldaanka Beesha uu kasoo jeedo Cabdi Maxamuud Cumar madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa fashiliyey sir badan fashilay, isagoona si cad uga waramay xaalada magaalada JigJiga iyo dhibaatooyinka ay ka gaysteen ciidamada dowladda federaalka Ethiopia. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Suldaanka oo mar wax laga weydiiyey qaabkii loo xidhay Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay in lagu weeraray Mr. Iley 6000 oo Tikniko ah kuwaas oo isugu jira Beebayaal, madaafiicda goobta dagaalka, Kaarayaal, Diyaaraddo dagaal iyo Hub culus isla markaasna markii la isku gadaamay goygiisii la xidhay lana jidh dilay madaxweyne Cumar.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Waxa uu sidoo kale ka dayriyey xaalada magaalada JigJiga oo uu sheegay in la iskaga wada qaxay isla mar ahaan taana ay dad yar ku sugan yihiin kuwaasna ay ku haysto gudaha magaalada xaalad bini aadanimo oo aad u xoogan.

 

Halkaan Ku Qor Fikirkaada