DEG DEG+DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Tukaraq + Maydad & dhaawacyo la dhigay Cisbitaalada Laascaanood Iyo Rasaas xoogan oo….

GAROOWE(P-TIMES)- Dhagaystayaal meel walba oo aad joogtaan waxaan halkan idiin kusoo gudbinaynaa wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Puntland iyo Somaliland iyo xaaladaha gobolka Sool. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

Cisbitaalada magaalada Laascaanood ayaa la dhigay dhaawacyo iyo maydad kala duwan, waxaana furimaha dagaalka Tukaraq uu dagaal ku dhex maray ciidamada Somaliland kadib markii madaxa is dareen qaar kamid ah ciidamada gobolka Sool iyo kuwa Beesha Isaaq kadib markii taliye Nuux Taani amar xoogan uu kusoo rogay ciidamada Somaliland ee ku sugan jiida Tukaraq.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA

 

2 Comments

  1. Wiil oog says:

    Waar ma been iyo isku dir baa naf ka daydeen??? Tan kale haddii aa qirteen in ciidamo gobolka sool kasoo jeedaa ku jiraan kuwa idinka soo horjeeda maxaa ku dagaalamaysaan?

  2. A says:

    Habar gus kujiro waxay ku hadasho waa rowrow warka puntland ama wabsaydkan waa rowrow

Leave a Comment