DEG DEG+DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey ee JigJiga & Wadooyina oo Maydadka laga uruurinayo + Madaxweyne Cabdi Maxamuud oo halis ugu jira….

JIGJIGA(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada JigJiga ayaa sheegaya in wadooyinka waa weyn ee magaalada laga ururinayo maydad gaadhaya 10 qof kuwaas oo kasoo kala jeeda Qoomiyadaha kala duwan ee dalka Ethiopia, waxaana halis kugu jira madaxweynaha dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar kadib markii ciidamada dowladda federaalka Ethiopia lagu amray in lasoo xidho madaxweynaha.

Hadaba wararkii ugu dambeeyey ee Xaalada Jig Jiga halkan hoose ka dhagayso.

HALKAN RIIX OO KA DHAGAYSO WARARKII UGU DAMBEEYEY

Leave a Comment