DEG DEG+DHAGAYSO:Ciidamadii ku sugnaa fadhiisimada dagaalka oo soo buux dhaafiyey waddooyinka caasimadda iyo khilaaf taagan

GAROOWE(P-TIMES)-Dadka shacabka ah ee kunool magaalada Caasimadda ah ayaa waxaa soo wajahday cabsi xoogan oo ay ka qabaan ciidamo ku lebisan dhar kala gedisan oo ka soo baxay xeryihii ay ku sugnaayeen kuwaasi oo lagu arkayo qaar kamid ah waddooyinka magaalada. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO 

Ciidamadaan oo ka amar qaata taliyayaal kala duwan ayaa la sheegay inay horay ugu sugnaayeen fariisimo gaar ah oo dowladdu ku ururisay waxaana ay hadda soo buux dhaafiyeen magaalada iyadoona dadku ay aragtiyo kala duwan ka bixinayaan.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO 

Leave a Comment