DHAGAYSO:Isimadda deegaanada SSC oo ka hadlay kulan fashil kusoo dhamaaday oo dhex maray Iyaga & xubno ka socda IGAD iyo Tukaraq oo dagaal cusub uu ka dhici rabo

GAROOWE(P-TIMES)-Xilli muddooyinkii ugu dambeeyey ay ka dhex wadeen Puntland iyo Somaliland xubno ka socda Beesha Caalamka, Qaramada Midoobe iyo Urur Goboleedka IGAD dadaalo nabadeed isla markaasna magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa ay ku noq noqonayeen xubnahaasi si xal waara looga gaadho xiisadaha ka dhex aloosan labada dhinac ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay qaar kamid ah ismadda dhaqanka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Isimada Puntland gaar ahaan kuwa ka soo jeeda gobolka Sool ayaa waxa ayuu sheegay in kulankaan uusan waxba ka duwanayn kuwii hore isla markaana ay wakiiladaan ka socdey beesha caalamka ay u sheegeen wixii ay horay ugu sheegi jireen oo ahaa inaysan nabad la qaadan doonin Soomaaliland inta ciidankeedu joogaan gobolka Sool.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA

Xilli uu la hadlayey Radio Garoowe ayuu garaadku xusay in xalka kaliya ee Sool uu yahay in Soomaaliland ciidankeeda geyso LEBIDA GAATAMA, inta ka horaysana kaliya ay ogolyihiin in maxaabiista kaliya lays dhaafsado.

10 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DHAGAYSO:Isimadda deegaanada SSC oo ka hadlay kulan fashil kusoo dhamaaday oo dhex maray Iyaga & xubno ka socda IGAD iyo Tukaraq oo dagaal cusub uu ka dhici rabo

  1. ISIMADAAN LOOMA DHAMA OO MA MATALI KARAAN SOOL AMA SANAAG OO DHAN..KUMA HADLI KARAAN AFKA DADKA DEGA SOOL, SANAAG IYO CAYN. PUNTLAND HA JOOJISO BEENTA AY NAFTOODA KU MAAWEELINAYAAN EE AH SOOL, SANAAG IYO CAYN.

    KEENA DADKA UGU BADAN DEGANADAAS EE AAD SHEEGANAYSAAN. TABIGA-GAATAMA BAAN XADKAYAGA MARAA SOCON MAYSO OO RUN MA AHAN WAAYO PUNTLAND WAXAY KU DHISAN TAHAY MAGACA HARTI..HARTINA WAA LA WADA OGYAHAY INAANU XATAA GAADHIN ADHI CADEEYA..LEBIGA GAATAMA WARKIISA DAA..WAXAAN JIRIN INAAD ISKU MAAWEELISAAN OO WAQTI ISKAGA LUMISAAN IDINKOO RAG WAAWEYN AH WAA LAGA FIICAN YAHAY.

    SOOL WAXAA WADA LEH DHULBAHANTE, HABAR-JECLO, HABARYOONIS, IYO HABAR-GIDIR. SANAAG WAXAA WADA LEH: WARSANGELI, HABARYOONIS, HABARJECLO IYO DHULBAHANTE.

    SIDEE MARKAAS HAL QABIIL OO DHULBAHANTE AHI U WADA SHEEGAN KARAA DHULKAAS OO DHAN??? WAA LAGA AAMUSAN YAHAY OO LA EEGAYAA EE MIYAANEY ISKU SHEEXAYN. ANIGA OOG OO GOBOLKA SOOL AH BAAN KA SOO JEEDAA OO HADII KHAATUMO SOOL MATESHA LAGA HADLAYO WAA INAAN GUDIDEEDA DHEXE XUBIN KA NOQDAA. HADDII PUNTLAND LAGU DARSANAYO WAA INAAN ANIGU OGOLAADAA…HADDII SOMALILAND LA NOQONAYO WAA INAAN OGOLAASHO DADKA KALE OO DHAN KA HELAA..RUNTA U SOO NOQDA

    Reply
  2. PUNTLAND WAXAY KU DOODAA SOMALILAND WAXAY SHEEGATAA
    Xudduud uu GAAL xariiqay.
    Waa yaab ma aqoon-darri baa mise waa badheedh. Miyaanay ogeyn in qaarada afrika ay ku fadhido xuduudihii gumeystayaasha, oo weliba uu ku qoran qoddobadaasi xeerka ururka midowga afrika? Waa is indhatiris cad oo ay ku tumayaan durmaan qabiil.Maamul-goboleedka Puntlandayaa inta badan ku doodda in ay leeyihiin ama uu dhulkoodaka tirsan yahay gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle, oo xuduud isireed ahaan iyaga raacsan. Waxa aanay ku tilmaamaan in ay Soomaalilaan sheegato xuduud Isticmaar inuu dhulkaasi raaciyey. Doodda noocan ahi waxa ay ku biyo shubataa qardo jeexnimo, in aanay madaxda Puntland waxba ka ogayn taariikhda xuduudaha afrika ama ay yihiin qaar la sakhraamay saar qabiil. Xuduudaha afrika waa qaar laga dhaxlay gumaystayaashii afrika dhulkooda qaybsaday sannadkii 1884 ee loogu wanqalay (Partition of Africa).Dal kastaa wuxuu qaranimadiisa iyo dawladinadiisa ku saleeyaa xuduudihii isticmaarku ka tegay oo ay caalami ahaana u aqoonsan yihiin Qaramada midoobay iyo beesha caalamku. Sidaasi si la mid ah dalalka koonfurta Ameerika iyo kuwa Aasiya waxa xuduudohooda jeexay dawladihii gumeysan jiray oo kala ahaa Ingiriiska, Spain iyo Faransiiska. Sidaasi darteed xuduudda u dhexaysaSoomaalilaan iyo Soomaaliya (Puntland), waxa ay la mid tahay kuwa u dhexeeya dalalka afrika, waana xuduud lama taabtaan ah xagga shuruucda caalamiga ah, waana kuwii ay wada jeexeen dawladaha Ingiriiska iyo Talyaanigu.

    @@Dhammaan 54 dal ee ay qaarada afrika ka kooban tahay waa kuwa ay xuduudahoodu ka dhasheen isticmaarkii, meelna kama soohelaysid xuduud isirnnimo ama reernnimo ku dhisan.

    @@Reeraha ay Xuduudda Afrika kala QaybisayMarkaad eegto guud ahaan adduunka arka meysid dood xuduudheed reernnimo ku salaysan, balse waxa ay ku qotontaa dhul. Dadka ku nool dal waxa ay inta badan ku wada degan yihiin beelo kala duwan, bal eeg

    beelahan afrika ku nool iyo siday dalal kala duwan ugu nool yihiin:

    = Beesha Xawsa—-Beeshani waxa ay kala degtaa dalalka Naygeeriya iyo Nayjar= Beesha Yoruba—-Beeshaniwaxa ay kala degtaa dalalka Nayjar iyo Biniin

    = Beesha Fulani—Beeshani waxa ay kala degtaa dalalka Suudaan, Sinigaal iyo Kamaruun= Beesha Berbers..Beeshani waxa ay kala degtaa dalalka Marooko, Tuniisiya iyo Aljeeriya

    =Beesha Bobo——–Beeshani waxa ay kala degtaadalalka Burkiinofaso iyo Maali= Beesha Maasay—-Beeshani waxa ay kala degtaadalalka kiiniya iyo Tansaaniya

    = Beesha Daarood—Beeshaniwaxa ay kala degtaa dalalka Soomaaliya, Soomaalilaan, Kiiniya iyo Itoobiya

    = Beesha Isaaq—Beeshani waxa ay kala degtaa dalalka Soomaalilaan, Jabuuti, Itoobiya iyo Kiiniya

    = Beesha Hawiye———Beeshani waxa ay kala degtaadalalka Soomaaliya, Kiiniya iyo Itoobiya

    = Beesha Raxanweyn—-Beeshani waxa ay kala degtaadalalka Soomaaliya, Kiiniya iyo Itoobiya

    = Beesha Canfarta———Beeshani waxa ay kala degtaadalalka Jabuuti, Erateriya iyo Itoobiya

    = Beesha Samaroon——-Beeshani waxa ay kala degtaadalalka Soomaalilaan, Jabuuti iyo Itoobiya= Beesha Gabooye——–Beeshani waxa ay kala degtaadalalka Soomaalilaan, Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya iyo Kiiniya.
    —————————————
    Soomaalilaan ma ahayd dalkii ugu horreeyey ee midowga dalka baxa?Jawaabtu waa maya, waayo midowgii weynaa ee Midowga Soofiyadka oo ka koobnaa 15 jamhuuriyadood ee la unkay sannadkii 1917 wuxuu burburay oo lagu kala tegay sannadkii 1989, markii lagu heshiin waayey. Waxaana ka dib dawladnnimadoodii dib u soo ceshaday dalalka,Georiga, Ukraine, Armenia, Uzbekistan, Lithuania, Estonia,Latviaiyo kuwa kale. Dhammaan dalalkaasi waxa lagu aqoonsaday xuduudihii ay lahaayeen ka hor midowgii Soofiyadka. Federaalkii Yugoslavia oo ka koobnaa 8 jamhuuriyadood ayaa isna burburay markii lagu heshiin waayey, ee ay dagaallo qadhaadhi ka curteen, waxa aanu u kala baxay,Serbia, Croatia, Bosnia-Herzegovina, Macedonia, Slovenia, Kosovoiyo kuwa kale. Sidaasi darteeddal kasta oo saluuga midowgauu dal kale la galay dib ayuu uga noqdaa, oo dawladnnimadiisii u soo ceshadaa, Soomaalilaana kuwaasi ayey la mid tahay.

    @@ Dadka qaarkii ayaa ku dooddain ay Soomaalilaan iyo Soomaaliya marnaba kala noqon Karin laba dal, waayo iyaga oo wadaaga dhaqan, af, diin iyo midab, haddii ay doodaasi run noqon lahayd waxa midoobi lahaa 17 dal ee Carbeed ee kala madaxabannaan ee kala ah, Sucuudi Arabiya, Masar, Baxrayn, Qadar, Urdun, Liibiya,Marooko, Cumaan, Suuriya, Tuuniisiya, Kuweyd, Lubnaan, Imaaraadka, Yaman, Suudaan,Aljeeriya iyo Ciraaq. Dhammaan dalalkani waxa aywadaagaan diin, af, dhaqan iyo midab. Markay samaystaan ” CARABWEYN” ayey Soomaalidu samaysanaysaa waxa loogu yeedho “SOOMAALI WEYN”.
    PUNTLAND HADDAY DOONAYSO MAAMUL ISIR KU DHISAN HA SHEEGTAAN DAAROODKA DEGA ETHIOPIA IYO KENYA DHULKOODA,HADDAANAY AWOODIN SOMALILAND DHULKEEDA IYO XUDUUDEHEEDUNA WAA LA MID WAANA LAMA TAABTAAN.

    Reply
  3. MARKA SIDA MUUQATA DOODA PUNTLAND EE AH ISIRNINO KU SHEEGO DHUL DAL KALE SOCON MAYSO WAANA DOOD JABAN,DHULKIINA GACANTA SOMALILAND BUU KU JIRAA XOOGNA LOOLAMA IMAN KARO EE MAXAA LA YEELAYAA WEEYE SU’AASHU.

    @GAAS WAA NIN AQOONYAHAN AH OO FAHMAYA MAWDUUCAN EE WUXU INDHAHOODA WAX TUSAYAA DADKA MAANGAABKA AH TAASINA WAY ARKEEN.
    WAXAN ARKAA DAD REER PL AH OO LEH “SOMALILAND WAXA LAGU QASBAY INAY KA BAXAAN DHULKII AY DHAWAAN QABSATAY”,KKKK BAL NACASNIMADAA EEG .
    SOMALILAND HADDAYBA SIDAASU DHACDO FILI MAAYEE MARKASTA GUUL BAY JOOGTAA,WAAYO WAA ADOO LAGU YIDHAAHDO “WAXA LAGUU BALLAN QAADAYAA INAAN DALKAAGA AANAY SOO GELIN CID KALE EE DAGAAL SI LOOGA BAAQSADO SIDAA YEELA MAAMULIDDII DHULKANA AAD HAYSATO”.
    MIYAAD KHASAARTAY MISE SIDII DHIIG LOO BAAJIN LAHAA BAAD SAMAYSAY?.
    WAFTIGII BEESHA CAALAMKU WAY YAABEEN MARKAY ARKEEN CAQLIGA PUNTLAND EE AAN DHAAFSIISNAYN ANNAGAA ISKU REERA KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.

    Reply
  4. Sool waa la wada degaa,sanaagna waa la mid oo waliba isaaq ayaa majority ka ah,dhulloos maba dego marka laga reebo in yar oo naaleeye axmed ah.

    @HABAR YOONIS AYAA SANAAG UGU BADAN.
    @HABAR JECLO LEE KU XIGTA
    @WARSAN GELI BAA KUSOO XIGA.
    MARKA SI KASTA DHULKAAS ISIR AHAAN IYO DAL AHAANBA WAA SOMALILAND.
    SOOLNA WAA DEGMADA LAASCAANOOD OO CAASIMADII GOBOLKA AH OO DHULBAHANTE LEEYAHAY IYO DEGMADA TALEEX.
    IYO CAYNABO IYO OOG OO HABAR JECLO LEEDAHAY.
    MARKAA MAXAABA LAGU XIIQAA SOW MA CADDA CIDDA MAJIRITY AH.

    Reply
  5. ASC DHAMMAANTIIN.
    ALLAAH YACIZAKUM MOHAMAD, KING BURAO IYO Wiil Oog SI FIICAN BAAD UDHIGTEEN OO AAN AAD ULA DHACAY SIDA WACYIGA IYO GARAADKA DHALLINTA DALKAYGU U HORREEYO.
    DEE WAXBA IIMAYDAAN HAMBAYN EE INTAAN ODHAN LAHAA WAAD IIGA HORUMARTEEN.
    HAMBALYO ADEER GACALIYAAL.

    Reply
  6. Wiil oog

    Adeer habar-gidir maaha ee waa shiikhaal nimanka ilma irir samaale ee sool degaa,lkn waa isugu keen mid habar-gidir iyo shiikhaal.
    ADEER ABAAL AY SHEEKHAAL U GASHAY MADAXWEYNAHOODII RAYAALE AYAAN XASUUSTAY MAR LAGU SHIRQOOLI RABAY LAASCAANOOD OO INTA LA CASUUMAY CIIDAN SOO WEERAREEN,LKN NASIIB WANAAG WAXA DIFAACAY CIIDANKII LA SOCDAY EE KOOFIYAD CASTA AHAA.MARKA WAFTIGII MADAXWEYNAHA EE BERIGAA WAXA SOO JID MARIYAY OO TUSAY WADDADA CAYNABO TAGTA WAANA IN LA XASUUSNAADO,WAANA TII MADAXWEYNE RAYAALE ALLA CIMRIGA HAW DHEEREEYEE BIXIYAY AMAR AH IN LA CIIDANKA QARANKU CAGTA MARIYAAN MALIISHIYAADKII MAJEERTEENIYA LAGANA DUL QAADAY SHACABKII AY DULLAYSTEEN.

    @HABAR GIDIRNA WAA RAG RAGA OO AYNU XULAFO NAHAY SHARAF IYO QADARINNA INNAGA MUDAN INKASTOO XAAF DHAWAAN PL LA SAFTAY OO INNAGA INNAGU EEDEEYAY INAYNU WEERARNAY PL HADDANA XIDHIIDHKEENA MA BEDELI KARO SHAKHSI KELI AHI.

    Reply
  7. Fiiri sida iskugu xiranyihiin dhallinta reer Somaliland ee bareerahooda sax iyo khalad usoo gudbinayaan.
    Kuwaanagii aaway.
    ©Waa niyad jabeen,waxana sababtaa leh hogaanka puntland.
    Iidoorow dhul harti haku riyoonina inaad qaadataan waa la difaacin oo daarood weyne idiinma ogola ee yaan mayd laydinka warin ee isag baxa ama hadhow ha dhihina waa lana xansuuqay.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada