DHAGAYSO:Khudbadihii laga jeediyey Garoonka Kubbada Cagta ee Garoowe & Madaxweyne Gaas oo Dagaal labo jiho ah ku baaqay xili Ciidamada Somaliland Tukaraq……

GAROOWE(P-TIMES)- Waxaa halkan idinku soo gudbinaynaa dhagaystayaal Khudbadihii laga jeediyey maanta garoonka kubadda cagta ee Mirre Awaare oo ay madaxda dowladda Puntland salaadii ciida kula tukadeen Boqolaal shacab ah, waxaana uu sheegay madaxweynaha Puntland oo hadalo kasoo jeediyey goobtaasi in Al-shabaab iyo Somaliland ay yihiin mataano isla markaasna dhawaan ciidamada Puntland dagaal baahsan kuwada qaadi doonaan labadaasi dhinac.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO KHUDBADAHA

Leave a Comment