DHAGAYSO:Shacabka Garoowe oo fariin culus u diray Madaxweyne Gaas kana hadlay dagaalka Tukaraq & Kulankii dhex maray Isimadda deegaanada SSC Iyo IGAD

GAROOWE(P-TIMES)-Shacab weynaha ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa ka hadlay aragti ahaan dadaalada nabadeed ee Urur IGAD, Qaramada Midoobe iyo Beesha Caalamku ay ka dhex wadaan Puntland iyo Somaliland si xal waara looga gaadho xiisadaha ka aloosan gobolka Sool, waxaana ay sidoo kale ka hadleen kulankii ku dhex maray isimadda dhaqanka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn magaalada Garoowe iyo Urur Goboleedka IGAD. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO

Isimadda dhaqanka deegaanada Sool, Sanaag Iyo Cayn ayey ku taageereen shacabku mawqifkooda ka dhanka ah maamulka Somaliland, iyagoona fariin gaar ah u diray madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO

3 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “DHAGAYSO:Shacabka Garoowe oo fariin culus u diray Madaxweyne Gaas kana hadlay dagaalka Tukaraq & Kulankii dhex maray Isimadda deegaanada SSC Iyo IGAD

  1. XAGGEE LAGU ARKEEY SHACAB, ODAYAAN DHAQAN, SIYAASIYIIN, AQOON-YAHANNO IYO QURBAJOOG WADA NABAGELYO DIID AH…MEESHA KELIYA INTAAS LAGA HELAA WAA PUNTLAND. MEELAHA KALE DADKU FIKIRKA WAA KU KALA QAYBSAMAAN…OO XUMAANNA ISKUMA WADA RAACAAN.

    DAGAALKAAN IYO SHIDADAAN AAD MAR WALBA KU BAAQEYSAAN OO LA IDINKA CELIN LA’AAYAHAY ISKA DAAYA OO DADKU WAXBA MA KALA LAHA EE KU BAAQA NABAD, KU BAAQA WAX WADA QABSI, KU BAAQA KU TARTANKA HORUMARKA OO INTA YAR EE LA YABYABEEY YAAN LA BURBURIN. DADKA KU NOOL GOBOLLADA SOOL, SANAAG IYO CAYNI DAN KAMA LAHAN CIDDA XUKUNTA, EE WAXAAY JECLAAN LAHAAYEEN INAY KA XOROOBAAN HORUMAR LA’AANTA, GAAJADA, JAHLIGA, BIYO LA’AANTA IYO NABADGELYO LA’AANTA..

    NINKA GUNTA AH EE LA’AAN GAABKA AHI WAA NINKA AAN INTAAS HAYSAN EE AAN SHAQAYN, EE CARRUURTIISU ISKOOL HAYSAN, EE HADDII AY XAASKIISU UMULAYSO DHAQTAR LA GEEYO HAYSAN.

    ODAYAASHAN JAAHILIINTA AH EE MARBA MEEL KU SHIRAYA, EE DAGAAL IYO BURBUR KU BAAQAYAA XATAA HAL WADO MA DHISI KARAA. LAAKIINSE WADAN DHAN AFKOODA WAA KU BURBURIN KARAAN..

    UGU DAMBEEYN WAXAAN LEEYAHAY DHUL CID LAGA HAYSTAA MA JIRTO E, WADA HADLA OO HORTA INTIINA SOOL, SANAAG IYO CAYN DEGTAA WAX KU SOO WADA HESHIIYA..CAYNBA LAGA OO LA SHIRA, CEEL AFWEYN TAGA OO LA SHIRA, DHAHAR TAGA OO LA SHIRA, LAASCAANOOD TAGA OO LA SHIRA, BUUHOODLE TAGA OO LA SHIRA, LAASQOREY TAGA OO LA SHIRA, BADHAN TAGA OO LA SHIRA, XUDUN, OOG IYO ADHI-CAYEEYE.

    GARAADADA DHULBAHANTE EE GAROWE KA HANJABA WAXAAN LEEYAHAY DADKIINA DAGAAL MARNA HA DOORININA..TAN KALE IN BADAN BAA LA IDINKA XISHOONAYEY OO DHUL ANAYDIN LAHAYN SHEEGANAYSEEN EE WARSANGELI, HABARYOONIS, IYO HABARJECLO DHULKA AY KU LEEYIHIIN GOBOLLADAAS AAD SHEEGAYNEYSAAN KU QADARIYA OO WAQTIGII WAX LA ISKA SHEEGAN JIREEY WUU DHAMAADEEY ISKU XISHOODA INTAAD MAALIN WALBA SAXAAFADDA ISASOO HORTAAGEYSAAN OO LEEDIHIIN GARAADADII SOOL, SANAAG IYO CAYN BAANU NAHAY…OO INTII KALE MAYE…MARKAAD KU CELCELISEEN OO MEEL WALBA ISLA TAAGTEEN DAD BAABA RUMAYSAN AADHEEY INAAD IDINKA KALIGIIN LEEDIHIIN DHULKAAS…WADA TASHI IYO IS OGOLAAN KELIYA BAA WAX LAGU NOQON KARAA EE DHULKIINA IYO DADKIINA LA HADLA OO WAX ISKU RAACA

    Reply
  2. war dhibirtaan oog la baxdey fiiriya, war niman yahow soomaalida hada joogta HADAAD DHALFADAADA HALKAAS ISKA DHIGATO WAXAAD ARKEYSAA KAA WIIL OOG LA BAXAEY OO DHALFADEYDII ISKU CABA CABEEYNAYA MAANDHOOWA YAALOOW MAAD NA DEYSIIN KKKKKKKKKKKKKKK

    Reply
  3. war SHIBIRTAAN oog la baxdey fiiriya, war niman yahow soomaalida hada joogta HADAAD DHALFADAADA HALKAAS ISKA DHIGATO WAXAAD ARKEYSAA KAA WIIL OOG LA BAXAEY OO DHALFADEYDII ISKU CABA CABEEYNAYA MAANDHOOWA YAALOOW MAAD NA DEYSIIN KKKKKKKKKKKKKKK

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada