DEG DEG+DHAGAYSO:Puntland oo ku dhawaaqday dagaalkii ugu adkaa & deegaano Somaliland ah oo duulaan lagu yahay “Sool & Sanaag Naguma Filna Xoriyadooda Ayaan Siin Doonaa Deegaanada Muuse Biixi Xooga Ku Haysto”

GAROOWE(P-TIME)– Xilli ay isku isku sii shareerayaan xiisadaha ka dhex aloosan Puntland iyo Somaliland isla markaasna xaalada deegaanka Tukaraq ay weli cakiran tahay ayaa waxaa madaxda dowladda Puntland ay isku wada raaceen dagaalkii ugu adkaa in ciidamada difaaca Puntland ay ku qaadaan deegaano ay ku sugan yihiin ciidamada Somaliland iyaga oo garabsana Jabhadda Caarre. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO Qaar...

DEG DEG+DAAWO:Hargeysa oo hubka lasoo gurtay & Somaliland oo aan u kala hadhin dagaalka Tukaraq “Walaahay Waxaan Garoowe Laga Qaxayn Bal Car Xabad Kaliya…

HARGEYSA(P-TIMES)- Magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa waxaa lagaga dhawaaqay xaalad dagaal oo culus, iyadoona qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka iyo madaxda Somaliland ayaa ku baaqeen dagaal cusub. RIIX HAAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo xoogan oo ciidan kuwaas oo ay wadaan ciidamada labada dhinac,...

DAAWO:Kulan xasaasi ah oo ka dhacay Madaxtooyada P/land & Madax ka socota DFS Iyo Puntland oo ku heshiiyey qodobo ah….

GAROOWE(P-TIME)- Magaalada Garoowe waxaa kulan xasaasi ah ku yeeshay wafti ka socdey gudoonka aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya iyo gudoonka barlamaanka dowladda Puntland iyagoona isku afgartay qodobo aad Puntland uga cabanaysay. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Kulankaan dhexmaray gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha aqalka sare ee Soomaaliya Mowliid Xuuseen Guhaad iyo guddoonka barlamaanka...

DEG DEG+DAAWO:Hogaamiye Caarre oo ku dhawaaqay dagaalkii ugu cuslaa & Qardho oo noqotay saldhig Jeegaanta lagaga duulo + 70 Askari Iyo Hubkoodii oo gudaha u galay….

QARDHO(P-TIME)- Hogaamiyaha Jabhadda xornimo u dirirta Somaliland General Caarre ayaa xaalad dagaal kaga dhawaaqay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kaar ee Puntland oo haatan saldhig u ah Jabhaddiisa, waxaana sheegay Mr. Caarre oo mar uu khudbad ka jeedinayey munaasibad loo qabtay 70 Askari oo kasoo goostay Somaliland kuna soo biiray Jabhaddiisa in dulmi xoogani uu ka jiro maamulka Biixi isla...

DHAGAYSO:Dilkii ugu naxdinta badnaa oo ka dhacay deegaano ka tirsan Puntland & Wadada u dhaxaysa Qardho Iyo Garoowe oo…

QARDHO(P-TIMES)– Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa magaalooyinka Garoowe iyo Qardho kadib markii koox aanan la garanayn ay ka kaxaysteen gudaha magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kaar wiil dhalinyaro ah oo Taksiile ah. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA Wiilkan dhalinyarada ah ayaa kiro ahaan loo kaxaystay gaadhigiisa iyo isagaba, waxaana...

Dagaal askar badan lagu laayey oo ka dhacay furimaha dagaalka & deegaano hoos taga…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xalay deegaano hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dhexmaray Ciidamada dowladda Soomaaliya Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerareen fariisin Ciidamada dowladda ku leeyihiin halka lagu Magacaabo lambar 20 oo ka tirran tuulada Caliyaale oo u dhaxeeysa Wadada xiriirisa Magalada Muqdisho...

DAAWO CASHARka 5AAD: Cashar kale oo ku saabsan Qaadida Wareysiyada oo muhiim u ah Wariyaha?

DAAWO:General Caarre oo gudaha u galay Qardho & Magaalada oo lagu dhex arkay Xilli…

QARDHO(P-TIMES)- Corneal Caarre oo ka tirsanaa saraakiisha ugu saraysa ciidamada maamulka Somaliland dhowaanna ku dhawaaqay jabhadd ka dhan ah maamulka Somaliland ayaa lagu dhex arkay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kaar oo dhalinyaro sawirro kula galeen.

DEG DEG:Kulan xasaasi ah oo ka dhacay Garoowe & Madax ka socota DFS oo hada…..

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in kulan xasaasi ah uu dhex maray madax ka socota aqalka sare ee dowladda federaalka Somalia iyo kuwa Puntland. Kulankani oo diirada lagu saarayey xidhiidhka u dhaxeeya dowladda federaalka Somalia, arrimaha doorashada iyo hanaanka dibu heshiisiineed ee dalka ayaa u dhaxeeyey gudoomiyaha...

DEG DEG:(DHAGAYSO+SAWIRO)70 Askari oo ka goostay Somaliland oo gudaha u galay Puntland & Madaxda Puntland oo ku dhawaaqday in ay sii xoojin doonaan dagaalka

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kaar ayaa sheegaya in maanta lagu soo bandhigay duleedka magaaladaasi ciidamadii ugu badnaa ee kasoo goostay maamulka Somaliland, kuwaas oo lagu sheegay qiyaas ahaan ilaa 70 Askari. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA + SAWIRADDA Ciidamadani kasoo goostay Somaliland oo ku gaashan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa ay ku...

AKHRISO: M/weynaha PL oo goor dhaw kala diray Golihii….

GAROOWE(P-TIMES)- Sidda lagu cadeeyey wareegto kasoo baxday Xaafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali waxaa goor dhaw la kala diray xubnihii golaha deegaanka ee degmada Badhan, ka dib markii lagu eedeeyey in ay hanan waayeen shaqadii loo xilsaaray. Madaxweynaha Puntland ayaa horey u kala diray golayaasha degmooyinka Boosaaso, Garoowe iyo deegaano kale oo aan ilaa hadda la dhisin, waxaana...

DEG DEG+AKHRISO: S/LAND oo si la yaab leh uga jawaabtay Dagaal ku dhawaaqidii Puntland ee shalay

HARGEYSA(P-TIMES)- Maamulka Somaliland ayaa jawaab qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda Gaashaandhigu waxay uga hadashay hadal shalay ka soo yeeray Guddiga Difaaca ee Puntland, kaas oo ay ku cadeeyeen in aysan nabad ka qaadan doonin gobalada Sool, Sanaag & Cayn oo ay isku hayaan dhinacyadu. HALKAN RIIX SI AAD U AKHRISATO JAWAABTA HARGEYSA Qoraalka Somaliland ayaa lagu cadeeyey in ay Somaliland...

AKHRISO+DAAWO: Dawladda Itoobiya oo loogu yeeray in ay Cabdi Illey & Jen, Labo-gole keentay Maxkamad caalami ah

Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya inay baarto xad-gudubyada ka dhanka xuquuqda aadanaha ee muddo sanado ah ka socday gobollada ay Soomaalida degto ee bariga dalkaasi. Dadka la sheegay inay tahay in la baaro waxaa ka mid ah madaxweynihii hore ee maamulkaas Cabdi Maxamud Cumar(Iley) iyo madaxa booliiska ee Liyu police force Cabdirahman...

WAR DEG DEG AH: Guddiga Nabadgalyadda ee G Mudug oo kulan deg deg ah ka leh arrimaha ku saabsan weeraro dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobalka, kana yimi Galmudug.

GAALKACYO(P-TIMES)- Guddiga nabadgalyadda ee gobalka Mudug dhanka Puntland ayaa kulan gaar ah ka leh arrimaha ku saabsan weerar xalay la sheegay in dabley kasoo jeeda dhinaca Galmudug ay weerar ku qaadeen deegaano kuyaala barriga gobalkaas, ayna waxyeelo kasoo gaartay dad ka soo jeeda dhinaca Puntland. Guddiga nabadgalyadda ayaa la hadli doona dhinaca Galmudug oo ay kala hadlayaan in ficilada soo noq-noqday...

XOG: Maxay ka wada hadleen Farmaajo & Xasan Sheekh kulan ay markale kuyeesheen Turkiga?

ANKARA(P-TIMES)- Mar kale ayay is arag siyaasadeed yeesheen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha hadda xukunka haya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo ay uga wada hadleen arrimaha siyaasadda ee dalka, gaar ahaana qorshaha la xariira Hiigsiga doorashooyinka loo madlan yahay 2020-ka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa uga waramay Madaxweynihii uu xilka kala wareegay arrimaha...

DEG DEG+DAAWO:Ciidamo kasoo goostay Somaliland oo lagu soo badhigay furimaha dagaalka & Gaadiidkii dagaal ee ugu badnaa oo u gacan galay ciidamada…..

QARDHO(P-TIMES)- Ciidamadii iyo hubkii ugu badnaa ee kasoo goostay ciidamada maamulka Somaliland ayaa lagu soo bandhigay furimaha dagaalka kadib markii ay kusoo biireen Jabhadda Generaal Caarre oo haatan ku sugan qaybo kamid ah gobolka Kar Kaar. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Jabhadda Caarre ayaa dagaal xoogan kala soo hor jeeda maamulka Muuse Biixi, waxaana muddooyinkii ugu dambeeyey ku biirayey...

DEG DEG+DHAGAYSO:Wasiirada, Xildhibaano & Saraakiil ciidan oo buux dhaafiyey Tukaraq Iyo Xaalada maanta oo ah

TUKARAQ(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno furimaha dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ciidamada kula sugan yihiin, saraakiil, wasiiro iyo xildhibaano katirsan Puntland. HALKAN RIIX SI AAD U DHAGAYSATO CODKA Masuuliyiintaan oo u badan kuwa kasoo jeeda gobolka Sool ayaa la sheegay inay ciidamada ku hogaamin doonaan dagaalka ay ciidanka difaaca Puntland...

DHAGAYSO:Fadhiisimada ciidamada oo saaka dagaal culus lagu qaaday & Tirada dhimashada oo la shaaciyey kadib markii….

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal sababay dhimasho, dhaawac iyo bur bur gaadiid oo ka dhacay qaar kamid ah fadhiisimada ciidamada difaaca oo kooxaha Soomaali iyo nabad diidka ah ay weerar kusoo qaadeen. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA Dagaalkaan oo socdey muddo hal saac ka badan ayaa waxaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen in ka badan 2 askari oo katirsanaa ciidamada...

DEG DEG+DHAGAYSO:Dagaalkii u dhaxeeyey Puntland & Somaliland ee furimaha Tukaraq oo gaadhay oo sii xoogaystay Iyo Saraakiil shaaciyey in Maydadka Askarta Somaliland….

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Kadib maanta uu soo baxay amar uu bixiyey madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, kaas oo ka dhan ciidamada Somaliland isla markaasna gudiga difaaca Puntland ay kaga dhawaaqeen gudaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland dagaal qadhaadh oo ka dhan ah ciidamada Somaliland ayaa waxaa amarkaasi taageeray qaar kamid ah saraakiisha ciidamada difaaca Puntland....

DAAWO: ONLF & SRDA oo u dagaalamayay Xornimada G Soomaalida Itoobiya oo war farxad u ah Shacabka Soomaaliyeed ku dhawaaqay

Waxaa magaalada London ku kulmay intii u dhaxaysay 17 – 18 August 2018 wufuud ka socota Jabhada Waddaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) iyo Isbahaysiga Dimuqraadiga ee Gobolka Soomaalida (SRDA), kuwaasoo ka wadahadlay, isla markaana qiimayn ku sameeyay arrimaha siyaasadeed, dhaqaale iyo arrimo bulshadeed ee ka jira guud ahaan Itoobiya, gaar ahaana Ogadenya. Labada urur ee ONLF iyo SRDA waxay isku af-garteen...