DEG DEG+DAAWO:Muuse Biixi oo si toos ah oo looga Hanjabay & Gudoomiye dharka u dhigtay xili uu ku sugnaa magaalada…..

HARGEYSA(P-TIMES)- Hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo haatan maamulkiisu ku sugan yahay xaalad adag oo kasoo wajahday beelaha Somaliland iyo dhanka caalamka ayaa waxaa si toos ah ugu hanjabay gudoomiyaha magaalada Burco, isagoona madashaasi uu ku sugnaa wasiir saaxiib dhow la ah Muuse Biixi oo isna magaalada Hargeysa si toos ah khadka ugaga jiray. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

DAAWO:Qaar kamid ah wadooyinka Muqdisho oo gubanaya & Dhalinyaradii ugu badnayd oo cadhaysan oo goostay Waddo Halbowle ah

MUQDISHO(P-TIMES)- Xili duhurnimadii maanta uu askari ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya uu ku dilay isgoyska Sanca qaybta degmada Yaaqshiid ee gobolkan Banaadir nin darawal Mooto Bajaaj ah ayaa waxaa gudaha magaalada Muqdisho ka socda banaan bax xoogan. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKAAskariga dilka gaystay oo ka tirsanaa ciidamada Minashiibiyada ayaa la sheegay in durbaba uu goobta ka...

DAAWO:RW Khayre & Wasiiraddiisa oo Muqdisho ka bilaabay arin la yaab ku noqotay shacabka & Maxaa soo kordhay?

MUQDISHO(P-TIMES)- Garoonka ciyaaraha kubadda Cagta ee Muqdisho Studium Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya olole balaaran oo dhanka nadaafadda ah kaasi oo qeyb ka ah barnaamijka isxilqaan si dib loogu so celiyo bilicdii garoonkaasi uu lahaa, waxaana maanta ka qeybgalay mas’uuliyiin uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Xubnaha maanta ka qeybgalay...

DAAWO SAWIRRO:Gaalkacyo oo kala xidhan maalintii Labaad & Jidadka oo dhagaxaan lagu wada gooyey xili duleedka magaalada….

GAALKACYO(P-TIMES)- Magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa ka dhacay banaan bax ay dhigayaan dhalinyaro fara badan iyo ganacsatada ku nool Koonfurta magalada Gaalkacyo. RIIX HALKAN OO KA DAAWO SAWIRADDA Dadka banaan baxa dhigaya ayaa waxa ay ka cabanayaan kooxo malayshiyaad ah oo hubeysan oo gaadiid ay leeyihiin dad ganacsato ah ku xanibay duleedka magalada Gaalkacyo, kadib isbaarooyin la...

DEG DEG+DAAWO:Jeegaantii oo ay ka dhex qaraxday & Beesha Habar Jeclo oo Jabhadd cusub samaysanaysa kadib markii Muuse Biixi

CEERIGAABO(P-TIMES)- Xilli muddooyinkii ugu dambeeyey ay kusoo badanaysay deegaanada Somaliland abuurista jabhadda ka dhanka ah maamulka Muuse Biixi ayaa waxaa deegaano ka tirsan gobolka Sanaag kaga dhawaaqay in ay jabhadd samaysan doonaan qaar kamid ah waxgaradka iyo siyaasiyiinta Beesha Habar Jeclo oo kamid ah Gaashaan buurta Jeegaanta, kadib markii Muuse Biixi uu ku fashilmay wax ka qabashada arimahooda...

DHAGAYSO:Madaxweyne ku xigeenka oo shaaciyey in arin xasaasi ah ay isku hayeen madaxweynaha & Dowladda Federaalka Somalia oo ku guulaysatay inay…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug oo weli ku sugan degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan wada hadaladii lagu dhex dhexaadinayey madaxda is khilaafsan ee maamulka Galmudug. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA Maxamed Xaashi Carabey ayaa waxa uu sheegay in wada hadaladaas ay garwadeen ka tahay dowladda federaalka Soomaaliya isla markaasna intiisa...

DAAWO:C/weli Gaas, Faarax Cali Shire, Juxa, Deni, Khaliif Ciise & Cali Xaaji Warsame oo loo kaba gashtay Iyo General Ciidan oo u taagan

GAROOWE(P-TIMES)- Waxaa marba marka kasii dambaysa iska soo daba dhacaya Musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada Puntland, waxaana isna markani loolanka xoogan ee xilka madaxweynaha Puntland kusoo biiray General Maxamed Axmed Jaamac (Shalle) oo qayb ka ah musharixiinta Puntland.  

AKHRISO:Shirkii Gollaha Wasiirada Puntland oo laga soo saaray War murtiyeed culus oo looga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin…

GAROOWE(P-TIMES)- Shirkii Gollaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir guddoominayey madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, xeerka Wada Marista Puntland Iyo Warbixino kale.

DHAGAYSO:Madaxweynihii oo xaaladu ku adag tahay & Xiisad ka taagan xabsiga uu ku jiro + Ciidamadii Iyo Shacabka oo wada qorshe

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ayaa sheegaya in lalaalay qorshe damaanad ah oo la rabay in lagu sii daayo madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKA  Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iyo saddex kamid ah maamulkiisii hore ayaa maalintii shalay ahayd kasoo hor muuqday maxkamadd...

WAR DEG DEG AH:Mudaharaado lagaga soo horjeedo xadhiga madaxweynaha oo ka socda magaalada & Xaalada oo weli cakiran xili….

HARGEYSA(P-TIMES)- Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com uu haatan ka helayo magaalada JigJiga ee caasimada dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in maalintii labaad ay ka socdaan gudaha magaaladaasi JigJiga mudaharaadyo iyo banaan baxyo lagaga soo hor jeedo xadhiga madaxweynihii hore ee Cabdi Maxamuud Cumar. Taageerayaasha Cabdi Maxamuud Cumar ayaa codsanaya in lasii daayo kadib markii...

DEG DEG: Taliskii hore ee ciidamada Milateriga Liyuu Police-ka oo kulan deg deg ah u socdo.

Wararka naga soo gaaraya mid kamid ah deegaanada ay kusugan yihiin Saraakiisha ugu sareysa Madaxda ciidamada Liyuu Police-ka ayaa sheegaya in ay u socdaan kulamo deg deg ah oo ay leeyihiin madaxda ciidamada gaarka ah, oo ay uga wada hadlayaan mustaqbalkooda.

XOG: Madaxweynaha Puntland & Isimo kulmay goor dhaw, kana hadlay Arrimaha D. Deegaanka Soomaalida

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaw la kulmay qaar kamid ah Isimadda Puntland, oo ay ka wada hadleen arrimaha ku saabsan isbedelada Siyaasadeed ee kasocda Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Isimaddan oo ka soo jeeda deegaanada xaduudaha ay wadaagaan Puntland & Ismaamulka Soomaalida ayaa kala hadlay Madaxweynaha Puntland sidda ay waajibka u tahay...

WAR CULUS:Boqolaal Tikniko ah & Gaadiidka gaashaaman oo ka gudbay magaalada Iyo Ciidamo hor leh oo gaadhay goobihii…

JIGJIGA(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee kusaabsan isbedelada ka socda Ismaamulka Soomaalida ee dalkan Itoobiya ayaa sheegaya in ay saraakiisha ciidamada Milateriga Itoobiya doonayaan in isbedel lagu sameeyo taliska ciidamada Liyuu-ga loona kala wareejiyo ciidamada. Cutubyo katirsan milateriga Itoobiya ayaa ka baxay xalay Jigjiga, waxayna ku sii jeedaan Saldhigyada ciidamada Liyuu-ga oo ay doonayaan...

DHAGEYSO: Mid kamid ah Aqoonyahanada PL oo sheegay in aan dagaal laga baaqsan karin.

LONDON(P-TIMES)- Aqoonyahan Adan Maxamed Guhaad oo kamid ah aqoon yahanada reer Puntland ee degan dalka Ingiriiska sida weyna u falanqeeya siyaasadda gobolka ayaa waraysi uu siiyey Radio Daljir ku sheegay in aysan jirin wado lagu baajin karo dagaal mar kale dhexmara Puntland iyo Somaliland oon ka ahayn in ciidanka Somaliland ay ku noqdaan dhulkoodii hadii kale dagaal lama huraan uu yahay. RIIX HALKAN...

DAAWO:Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho gil gilay & Xildhibaano la saaxiib ah Farmaajo oo gudaha u galay….

MUQDISHO(P-TIMES)- Waxaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo muddo sanad ka badan ka maqnaa dalka Soomaaliya. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Safarka Xasan Sheikh Maxamuud, waxaana garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey qaar kamid ah wasiiradda dowladdiisa, xisbiga Damu Jadiid iyo xubno kale. Ujeedada socdaalka madaxweynaha ayaa...

DAAWO:Madaxweynaha cusub ee DDSI oo godkiisa biyo ugu galeen & Beelo aanan la fileyn oo qaadatay go’aankii ugu cuslaa xili….

JIGJIGA(P-TIMES)- Madaxweynaha cusub ee dowladd deegaankaa Soomaalida Ethiopia Musfate Cagjar ayaa la kulmay markii ugu horaysayba caqabad xoogan iyo kacdoono hor leh oo kasoo wajahay Beelaha dega deegaanada Soomaalida Ethiopia, kuwaas oo qaarkood ay qaadaceen magacaabistiisii.  

M/weynihii hore ee DFS Xasan Sh oo si weyn loogu soo dhaweyey Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynihii hore ee dawladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka si weyn loogu soo dhaweeyey caasumada dalka ee Muqdish, iyadoo ay Boqolaal qof iskugu soo baxeen jidadka caasumada, kuwaas oo soo dhaweynaya wafdiga Madaxweyne Xasan SHeekh. Madaxweynihii hore oo ah mudane katirsan baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ayaa maqnaa sanad iyo barkii lasoo dhaafay,...

DAAWO:Kumanaan qof oo iskugu baxay wadooyinka magaalada JigJiga & Jawiga saaka oo mar qudha is badalay kadib markii…..

JIGJIGA(P-TIMES)- Kumanaan shacab ah oo cadhaysan oo kasoo Jeeda beel waynta Geri ee gobolka Faafaneed ayaa magaalada Jig Jiga ku qabtay mudaharaadkii ugu balaadhnaa oo ay kaga soo horjeedaan xasuuqa waxashnimada ah ee malayshiyada Oromada oo kaashanaya malateriga Itoobiya ay kawadaan deegaamada ay degto beeshaasi. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

M/weynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sh oo maanta ku sii jeeda caasumada Muqdisho.

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynihii hore ee dawladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku sii jeeda caasumada dalka ee Muqdish, iyadoo ay Boqolaal qof iskugu soo baxayaan jidadka caasumada, kuwaas oo soo dhaweynaya wafdiga Madaxweyne Xasan SHeekh. Madaxweynihii hore oo ah mudane katirsan baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ayaa maqnaa sanad iyo barkii lasoo dhaafay, isagoo ku sugnaa...

WAR DEG DEG AH:Ciidamadii ugu badnaa ee Somaliland oo caawa iska wada dhiibay Garoowe & Furimaha Dagaalka Tukaraq oo haawanaya + Dagaal labo jiho ah oo…..

GAROOWE(P-TIMES)- Ugu yaraan 15 askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Somaliland ayaa caawa soo gaadhay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kadib markii ay kasoo goosteen ciidamada Somaliland ee ku sugan jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Ciidamadani oo kasoo jeeda Beesha Isaaq ayaa qayb ka noqonaya jabhadda Caarre, waxaana Garoowe kusoo dhoweeyey qaar kamid ah madaxda dowladda...