Maydadka Dad kasoo jeeda Qowmiyada Oromada oo laga helay gudaha Boosaaso

BOOSAASO(P-TIMES)- Saacado uun markii ay kasoo wareegtay dhawaaq kasoo yeeray maamulka Puntland oo ku wajahan in la nabadgaliyo dadka ka soo jeeda Qowmiyada Oromada ee kusugan deegaanadaas, ayaa wararka laga helayo magaalada Boosaaso ay sheegayaan in la helay meydka labo kamid ah qowiyadaas oo la dilay.

Wararku waxay sheegayaan in mid kamid ah meydadkan laga helay agagaarka Masaajidka Faadumo ee magaalada Boosaaso, sidaas oo kalena nin kale oo qowmiyadaas kasoo jeeda ayaa lagu dilay goob lagu qoro Oromada Tahriibaysa oo kuyaala magaalada Boosaaso.

Meydka laga helay Agagaarka Masaajidka Faaduma ayaa la sheegay in uu Surku jaban yahay, sidda ay warbaahinta u xaqiijiyen qaa rkamid ah madaxda Isbitaalka magaalada Boosaaso.

Gudoomiyaha gobalka Barri ee Puntland Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo ayaa maalin sii horeysay sheegay in ay Oromadu xaquuq ku leeyihiin mandiqada, wuxuuna sheegay in aan la taaban Karin, xili ay isku dhacyo hubeysan ka socdaan deegaanada u dhaxeeya Soomaalida & Oromada ee dalka Itoobiya.

FAAH FAAHINTA RIIX HALKAN SI AAD U HESHO XOGTA OO DHAN

2 Fikrad Ayaa Laga Bixiyay Warkaan “Maydadka Dad kasoo jeeda Qowmiyada Oromada oo laga helay gudaha Boosaaso

  1. Wararka naga soo gaaraya Dalka Sucuudiga waxaa ay sheegayaan in dowladda Sucuudiga ay soo celisay mid ka mid ah Maraakiibta Xoolaha ka dhoofisay Xeebaha Soomaaliya .Markabka ayaa la sheegayaa in uu wado 30,000 (soddon kun) Neef oo Ariah,kuwaas oo laga dhoofiyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland.Ilo ku sugan Sucuudiga ayaa xaqiijiyay in Xoolahan looga shakiyaycudurka Rifti faaliga,sidaas darteednauu Sucuudiga iska diiday.Markabka ayaa la sheegayaa in uu kuwajahan yahay Dekadda Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari halkaas oo uu markii hore ka baxay.Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga wali si rasmi ah ugama hadlin arrintan soo korodhay iyada oodowladda Sucuudiga dhawaan uu xayiraadda ka qaadday Xoolaha Soomaalida.in ka badan 2milyan oo Xoolo ah ayaa sanadkan loo dhoofiyay Sucuudiga kuwaas oo inta badan laga dhoofiyay Dekadda Magaalada Berbera ee Somaliland.

    @PUNTLAND XOOLAHA MA BAADHO CAAFIMAADKOODA INTAANAY DHOOFIN,MISE MARKAB UUN BAY KA BUUXIYAAN???.
    GANACSI HAABKII MA HAYAAN LACAGNA WAA DOONAYAAN WAANA SABABTA SOOMAALI ILAA XOOLAHA KOONFUR LOOGA DHOOFIYO DEKEDDA BERBERA.
    MEESHA WAXBA LAGUMA HAYO DAWLADDA DALKA PUNTLAND MA SIDANAA KUDAYO PUDHLAYN KU DAYO KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKK
    KKKKKKKKK
    KKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKK.

    Reply
  2. MARKAASAY KU QADHAADHOODEEN OROMADII KKK MARKAY SHILIN SOO FURAN WAAYEEN WAAR MASAAKIINTA DAAYA KUN MA HAYSTAANEE IIMAANKII BAAD BEESHEENEE KKKKKK.Dee kalluunkiinii iska dabta kollay reer bari gaajo is arki maayaanee qolyaha saxaraha Ku nool ee aan kalluunna helayn baa dhib haysataayee.
    kkkkkkkkkk.

    Reply

Halkaan Ku Qor Fikirkaada