AKHRISO: D/Gobaleedyada Soomaaliya oo diiday shirkii M/weyne Farmaajo kubaaqay.

GAROOWE(P-TIMES)- Madasha ay kumideyzan yihiin dawlad gobaleedyada xubnaha ka ah dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay ka qeybgalka shirka Amniga Qaranka oo 17ka bishan September uu kubaaqay Madaxweynaha Soomaaliya.

Madashu waxay sheegtay in aysan aqbaleyn kaqeybgalka shirkaas,ilaa lahelo goob amaan ah oo laysku raacsan yahay iyo damaanad qaade rasmi ah.

Leave a Comment