DAAWASHO XASAASI AH: Wasiirka Maaliyada PL oo kudhawaaqay in aysan Ganacsatada PL bixin Canshuur.

BOOSAASO(P-TIMES)- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe oo ka hadlayay magaalada Boosaaso, ayaa ku eedeeyey Ganacsatada deegaanadaas in aysan bixin Canshuurta sharciga loogu leeyahay, balse laga qaado wax yar oo xoog looga qaado.

Wasiirka ayaa sheegay in lacagta laga qaado ay aad uga yar tahay lacagaha laga qaado Ganacsatada Berbera & Muqdisho oo ah labada Dekedood ee dalka ugu waa weyn, wuxuuna sheegay in aan la weydiin karin waxyaabo badan, maadaama ilaa hadda aan waxba laga qaban.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO.

 

Leave a Comment