DAAWO: Warar xiiso leh oo ku saabsan Doorashooyinka Puntland ee 2019-ka.

GAROOWE(P-TIMES) – Puntland ayaa diyaar garow ugu jirta qabashada doorashooyinka baarlamaanka & Madaxtooyada oo  lagu galayo habka qabaa`ilka markii lagu guuldareystay in laga dhabeeyo balan qaadyadii ku saabsanaa xagga Dimuquraadiyadda.

Si weyn ayaa loogu foogan yahay arrimaha ku saabsan doorashooyinkan, gaar ahaana waxaa xooga la saarayaa Xildhibaanada iyo Madaxweynaha, waxaase wali taagan kala doorashada qabaa;ilka oo ah mid kulul saameyn xun-na reebta marar badan.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO WARARKAN.

Leave a Comment