DAAWO: Xaggee laga keenayaa dhaqaalaha lagu dhisay Laamiga bartamaha ee magaalada Gaalkacyo?

GAALKACO(P-TIMES)- Si weyn ayaa loogu foogan yaahy wararka la xariira burburin lagu sameeyey laamiga dheer ee isku xira gudaha magaalada Gaalkacyo, waxaana Shacabku aad isku weydiinayaan halka laga keenayo dhaqaalahan.

Guddiga dhismaha wadadan oo ay ka dhex muuqdaan Ganacsato kala duwan ayaa ka hadlay halka laga bixinayo dhaqaalaha wadada, iyadoo ay warar kala gedisan ka soobaxayaan.

HALKAN RIIX SI AAD UDAAWATO

Leave a Comment