DAAWO:Beel kamid ah Ciise Maxamuud oo war culus kaga dhawaaqday Garoowe & arin xasaasi ah oo sheegeen in ay….

GAROOWE(P-TIMES)- Qaar kamid ah waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka Beesha Cismaan Abokor oo kamid ah Beel weynta Ciise Maxamuud ayaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kaga dhawaaqay war culus, waxaana ay cod dheer ku sheegeen in Beeshoodu muddo 20 sano ah aysan Puntland ay xildhibaan ah ka helin isla markaasna Beeshu ay hada doonayso xubin Baarlamaan.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment