DAAWO:Deegaano ka tirsan Somaliland oo lagu kala Cararay iyo Ajaaniibtii ugu badnayd oo Buuro Dhan Raranaya

HARGEYSA(P-TIMES)- Deegaamo ka tirsan maamulka Somaliland ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa kasoo yeedhaysa qaylo dhaan baahsan oo ay dadka shacabka ah ka muujinayaan dad iyo shirkaddo ajaaniib ah.

Odayaasha, waxgaradka iyo dhalinyarada deegaanka Fiqi Ayuub ee Somaliland kana mid ah dhulka macdanta hodonka ku ah ayaa qaylo dhaan ka muujiyey sida xaaladu tahay.
Dadkaan ayaa sheegaya in shirkado ajaaniib ah oo maamulka Muuse Biixi ogolaansho siiyey inay khayraadka iyo macdanta ka daabulanayaan buuraha kuyaal deegaankaasi.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Leave a Comment