DAAWO:Tukaraq oo jilbaha la isku aastay & Puntland oo dagaal ku idlaysay saldhigyada Somaliland + Saraakiil sare oo…..

GAROOWE(P-TIMES)- Xili muddooyinkii ugu dambeeyey ay cirka isku sii shareerayeen xiisadaha u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland oo weli isku hor fadhiya jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa maanta halkaasi ka dhacay dagaal kooban oo u dhaxeeyey labada dhinac. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Gashaanle sare Cabdullahi Cawad Maxamud Saleebaan oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Puntland oo waraysi gaar ah siiyey Radio Garoowe ayaa sheegay in dagaalkani uu bilowmay kadib markii ciidamo kamid ah kuwa Puntland oo sahan ah ay is heleen ciidamada Somaliland, waxaana dagaalkaasi oo soconayey muddo uu sababay khasaarayaal kala duwan.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

One Comment

  1. Maxamed sulub says:

    Waxay amiga ilatahay in aysan wanagsanan cidamo is hor fadhiya.askariga waxuu jecel yahay Dagal hadu mudo dhufeyska ku jiro waxay ku tahay ciqaab.waxuu ka xiga in uu dagal qado.

Leave a Comment