DAAWO:Wararkii ugu dambeeyey ee Dagaalka Dac Dheer , Tirada dhimashada oo sii kordhaysa Iyo Gurmadyado xoogan oo…..

GAALKACYO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaanka Dac Dheer oo maanta uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya malayshiyaad beeleedyo wada dega deegaankaasi ayaa waxaa sii kordhaya tirada dadkii ku dhintay dagaalkaasi sida ay sheegeen qaar kamid ah hawl wadeenada caafimaadku.

Cisbitaalada magaalooyinka Cadaado iyo Caabudwaaq ayaa waxaa la gaadhsiiyey maydadka dad badan oo dagaalkaasi ku naf waayey iyo dhaawacyo kala duwan, waxaana dhinacyada kala duwan gaadhaya gurmadyo xoogan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.