DAAWO:Wasiiro kamid ah Puntland oo ka hadlay xaalada gobolka Sool & Hawlgalkii xoreynta oo bilaaban raba

GAROOWE(P-TIMES)- Xili dhawaan masuuliyiin ka tirsan Somaliland ay ku dhawaaqeen dagaal ka dhan ah Puntland kadib markii madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas uu safar dhanka dhulka ah ku tagay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay oo jawaab kuluul siiyey Somaliland wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qar Jab oo sheegay in dagaalka u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland uusan marnab istaagi doonin isla markaasna gobolka Sool aysan cidnaba uga haybaysan doonin xoreyntiisa.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

2 Comments

  1. Laaska says:

    RAJADII SHACABKA PUNTLAND IYO HUNGADII KA DAMBAYSAY!!!.

    Cigaal shiidaadeynta abdiweli gaas waxaa sacab iyo mashxaradi is-qabsatay wadooyinka garoowe!!.

    Cigaal shiidaadeynta abdiweli gaas waxaa sacab iyo mashxaradi isqabsatay wadooyinka garoowe markay arkeen madaxweynihii oo tuute Xidhan ciidan badanina dhinac yaacayo una jahaystey xaga waqooyi,waxaana loo fahmay inuu qaadayo dagaalkii uu sool kusoo celinaye.

    Reer garoowe waxay diyaariyeen wax allaale wixii kaga aadanaa arintaa haday gurmad tahay iyo haday tahay meelihii dhaawacyada ladhigi lahaa.

    NASIIB DARRO:

    Waxay ku war heleen madax weynahoodii oo soo hadlaya markii dadkii maqleen madaxweynihii baa soo hadlay waxaa loo qaatay inuu laascaanood qabsaday markiiba waxa dadkii isweydiiyeen;

    1-Oo dagaalba miyaanudhicin?.

    2-Oo laantii miyay iskaga guureen ileen sanqadhba maynu maqale,dhaawacna maynu arage?.

    Waxa laysku daray mahadnaq “Maashaa allaah hadaynu maanta soo ceshaney sool iyadoo aan dhiig kudaadan.

    Markiiba dadkii waxa loosheegay in madaxweyne gaas kasoohadlayo buur-dheer oo dhinaca bari ka xigta magaalada badhan!!!!!!!!!!!!!.

    Yaab iyo amankaag hadalba waa yaraaday.

    NINKAY LAASKII KA SUGAYEEN INUU KASOO HADLO ISAGOO XOREEYAY SIDAY AAMINSANYIHIIN,AYAABA BADHAN UGA BAAQAY.
    SHOW NINKIIBA COD BUU U DOONTAY BADHAN IYO HAWLO SHAKHSI.
    WAXAY DHAHEEN

    ” GAASOW,MA WAXAANU KU MOODNAY,MISE WAXAAD NOQOTAY,IYO WAXAAN LOO NOQON DOONIN”.
    “WAXAAN KU MOODNAY HALYAY,WAXAADSE NOQOTAY WAA U JEEDNAA ,SE WAXAAN LOO NOQON DOONIN DOORASHO DAMBE OO LAGU DOORTO!!!
    Waxaynu sugnaaba waa berito iyo abdiweli oo garoowe Ku noqda isagoo halyay isu haysta iyo la yaabka shacabka garoowe.

    MAJAAJILADA MAANTA.

  2. Laaska says:

    Aniga way ii muuqatay dig digta puntland inaanay laaska daayee tukaraq soo gaadhayn.
    MA HADDA MARKII MUDDO XILEEDKIISA AY KA HADHSANAYD SADDEX BILOOD AYUU OLOLAHA KU DARSADAY TUKARAQ IYO SOOL BAAN XORAYNAYAA
    KKKKK
    KKKKK
    KKKK
    KKKKK
    KKKK.KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKK.KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.
    MA XOOLO AYAY HORTA LA HADLAAN,MISE DAD.
    ANIGU WAXAN U MALAYN INUU XOOLO LA HADLAYO EE AANU DAD LA HADLAYN.

Leave a Comment