DEG DEG+DAAWO: Taliye oo katirsan Jabhadda Caare oo faahfaahin ka bixiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee ay la galeen Somaliland

CEERIGAABO(P-TIMES)- Taliyaha hogaaminayay ciidamada Jabhadda Caare ee shalay iyo saakadii hore-ba la dagaalamay ciidamada Somaliland Col, Jamaal Baaxad oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaaladii dhacay.

Col, Baaxad ayaa sheegay in ay u dagaalamayaan wadajirka iyo midnimada Somaliland la wada leeyahay, wuxuuna sheegay in uusan aqoonsaneyn maamulka hadda jira….RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

 

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO

Leave a Comment