DHAGEYSO WARAYSI:Jiidaha Tukaraq oo dagaal culus ka dhacay & Ciidamada Puntland oo gudaha u galay saldhigyo Somaliland leedahay + Madaafiic xoogan oo….

GAROOWE(P-TIMES)- Dagaal madaafiic la isku adeegsaday iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ka dhacay jiidaha hore ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kadib markii ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ay gudaha u galeen saldhigyo ciidan oo ay leeyihiin kuwa Somaliland.  RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA GOOB JOOGAHA

Dagaalkani oo ka dhacay ilaa saddex jiho oo dhaca jiidaha deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sababay khaasarayaal kala duwan, waxaana Puntlandtimes.com ay xidhiidh la samaysay qaar kamid ah dadka deegaanka oo uga xog waramay qaabka uu u dhacay dagaalkaasi.

RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSIGA GOOB JOOGAHA

Leave a Comment